Advertisements

What would Romney win mean for Africa?.

Last week’s final U.S. presidential debate, on foreign policy, included only passing reference to two sub-Saharan African countries – Somalia and Mali. But while the outcome of Tuesday’s poll will more likely hinge on the performance of the American economy than on any foreign policy issue, many with an interest in the continent are still wondering: what would a Mitt Romney presidency mean for Africa? Continue reading

Advertisements

KADARE WAA KEE… Maxaadse ka taqaan Kadariya: Daawo Wareysi Video ah oo Xiiso leh. Qeybta 1-aad.

Maalmo ka hor waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska soo gaaray Xuseen Sh. Axmad oo Kadare loo yaqaano, isla markaana ah qofka kaliya ee ka haray dad fara ku tiris ahaa oo Far Soomaali hindisay intii aan la hirgelin afka aan maanta leenahay. HOOS KA DAAWO WAREYSI XIISO BADAN. Continue reading

DAAWO: Waaberi iyo Wacdarihii layaabka lahaa ee ay ku soo dhaweeyeen Kadare iyo Cabdi Dhuux oo London yimid.

Fanaaniintii Qaranka ee kooxdii Waaberi oo badankood intoodii nooleyd ku sugan dalka ingiriiska ayaa sheegay in hadda waagu u beryey, iyagoo wacdaro lala yaabay oo aan looga baran 20-kii sano ee lasoo dhaafay ku soo dhaweeyay gudoomiyaha tiyaatarka qaranka Soomaaliya Cabdi Dhuux iyo Xuseen Sh. Axmad Kadare oo ah qofka kaliya ee ka nool guddigii farta Soomaaliga loo xilsaaray 1972  kana mid ahaa bahda Fanka. HOOS KA DAAWO  WACDARAHOODA Continue reading

Mahiga oo ka hadlay Howlgallada Ciidamada AMISOM iyo Dhismaha Xukuumadda cusub ee Soomaaliya.

Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, dajire Augustine Mahiga oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay howgallada ciidamada AMISOM iyo dhismaha xukuumadda Soomaaliya. Continue reading

Dowladaha Maraykanka iyo Uganda oo maanta Kampala uga wada xaajoonaya xaaladda Soomaaliya.

Wendy Sherman oo ah Kaliyaha Xoghayaha arimaha dibada dalka Maraykanka ayaa shalay booqasho uga bilaabatay wadanka Uganda iyadoo la sheegay inay socdaalo ku kala bixin doonta wadamada konfur afrika Kenya iyo itoobiya. Continue reading

Booliiska G/Banaadir oo sheegay in ay qabteen kooxo weerari rabay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Col. Axmed Xasan Maalin oo ah Taliyaha ciidamada Booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in ciidamada ammaanka ay u suuro-gashay inay gacanta ku dhigaan xalay koox qorsheynayay inay weeraraan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Continue reading

Dalka Spain oo lagu maxkamadeeyey 6 qof Soomaaliiya oo lagu eedeeyey Burcad badeed-nimo.

Waxaa maanta Maxkamad ku taala wadanka spain  lagu wadaa in lagu maxkamadeeyo  6-qof oo Soomaali ah kuwasi oo lagu eedeeyey inay ku guda jira fal burcad badednimo ah.

Sida warbaahinta lagu sheegay in Markab ay leedahay dowladda spanishka Continue reading

%d bloggers like this: