Advertisements

Wasiirada cusub oo lagu soo koobayo 10 kaliya iyo xubnaha Baarlamanka oo Gambar gaaban ugu fadhiya ansixintooda.

Iyadoo wali aan si rasmi ah loo shaacin Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa waxaa soo shaac-baxaya magacyada qaar kamid ah raga lagu wadoin lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Ra’isal wasaare Saacid, isla markaana baarlamanka dhexdiisa la isla dhex wado in aanay socon doonin wasiiradaasi lagu wado in lagu dhawaaqo maalinta berri ah. XOG HOOSE Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha Soomaaliya oo Villa Somalia ee Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday dolwadda Switzerland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh MaxamuudĀ  ayaa maanta Xafiiskiisa madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Switzerland oo ay hogaaminayeen Safiirka iyo Xoghayaha koowaad ee dalka Swiss-ka u qaabilsan dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: