Advertisements

Magaalada Muqdisho oo ay ka dhacayaan dilal qorsheysan.

Kooxo Dabley oo ku hubeysan Bastoolado ayaa siyaabo kala duwan shalay ilaa xalay ugu dileen degmooyinka Wardhiigley iyo Waaberi ee gobolka Banaadir laba qof oo mid ay ahayd haweeney iyo abwaan ka tirsanaa Radio  Kulmiye oo ah idaacad ka howlgasha Muqdisho.
Continue reading

Advertisements

Kooxda Al-Shabaab oo ugu hanjabtay dowladda Kenya in ay Qaraxyo ka geysan doonto gudaha dalkaasi.

Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay ka gudaha dalka Kenya ka geysan doono qaraxyo aargudasho ah, iyadoo xustay inay go’aansatay in Kenya ay ka shalaydo go’aankii ay ku gaartay inay gudaha u soo gasho dalka Soomaaliya.
Continue reading

Howlaha Mataaneynta Magaalooyinka Istanbuul Iyo Muqdisho oo la sheegay inuu bilaabmay.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cusmaan ayaa faah faahin ka bixiyey Mashaariic dib u dhis casri ah oo lagu sameynayo waddooyinka caasimada Muqdisho, kaasi oo ay maal’galineyso dowladda aynu walaalaha nahay ee Turkiga. Continue reading

Dawlada Ingiriiska oo dhalashada wadankeeda kala laabatay dad Soomaali ah oo lagu eedeeyey in ay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab.

Wargeyska The Mail on Sunday oo ka mid ah wargeysyasaka soo baxa  wadanka Biritain ayaa lagu soo qoray in wasaarada arimaha gudaha wadanka UK ay dib ugala laabatay jinsiyadii dhalashada Biritain qof muslim ah oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya, kaasi oo looga shakiyay inuu xiriir dhaw ah la leeyahay Xarakada Al-shabab.
Continue reading

UK: Theresa May strips British passport from Muslim care worker who refused to join MI5.

Mahdi Hashi – who MI5 once tried to recruit as a spy – has been deprived of his British passport, denied access to consular assistance and may never return to Britain. He is thought to be being held in an African prison. Continue reading

Martin Owen oo ka ka hadlaya Taariikhda Afka Soomaaliga.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra’isal Wasaaraha Dowladda Soomaaliya oo la filayo inuu ku dhawaaqo Magacaabista Golaha Wasiirrada

Ra’isal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa la sheegay inuu ku guda jiro wadatashadiisii ugu dambeeyay ee uu ku dhawaaqi lahaa magacaabida golihiisa wasiirrada, inkastoo aan la ogeyn waqtiiga rasmiga aha ee uu ku dhawaaqayo. Continue reading

%d bloggers like this: