Posted on October 30, 2012 by SomaliSwiss
NAIROBI, Oct 30 – Turkish oil and gas company Genel Energy Plc plans to conduct seismic work in northwestern Somalia early next year and drill its first well in the second quarter of 2014 and another well in 2015, company officials said. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Turkish oil firm Genel to explore in Somalia from 2013.
Posted on October 30, 2012 by SomaliSwiss
Qat use has been increasing among Somali youth in recent years, with over half of those 20 years and younger using the stimulant, according to one study. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Negative effects of qat threaten next generation of Somalis.
Posted on October 30, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamo la sheegay in ay katirsanaayeen kooxda Al-Shabaab ayaa maanta lagu soo bandhigay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/Hoose, kuwaas oo la sheegay in qaarkood ay isku soo dhiibeen ciidamada dowlada, halka kuwa kalana gacanta lagu soo dhigay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamo kasoo goostay kooxda Al-Shabaab oo maanta lagu soo bandhigay degmada Wanlaweyn.
Posted on October 30, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO SAWIRADA
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qunsuliyadda dalka Turkiga u fadhida magaalada Zürich oo xalay lagu qabtay munaasabadda maalinta Qaranimada wadanka Turkiga.
Posted on October 30, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa kula taliyey dowladda Erateriya in ay taageerto, isla markaasna ay  gacan ka geeysato nabadeynta dadka iyo dalka Soomaaliya.
Hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa yimid kadib markii ay shalay magaalada Nairobi ku qaabilay Danjiraha dowladda Ereteriya
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Mwai Kibaki oo kula taliyay dowladda Eritrea in ay taageerto nabadeynta Soomaaliya.
Posted on October 30, 2012 by SomaliSwiss
Kooxo Dabley oo ku hubeysan Bastoolado ayaa siyaabo kala duwan shalay ilaa xalay ugu dileen degmooyinka Wardhiigley iyo Waaberi ee gobolka Banaadir laba qof oo mid ay ahayd haweeney iyo abwaan ka tirsanaa Radio Kulmiye oo ah idaacad ka howlgasha Muqdisho.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo ay ka dhacayaan dilal qorsheysan.
You must be logged in to post a comment.