Posted on October 29, 2012 by SomaliSwiss
Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay ka gudaha dalka Kenya ka geysan doono qaraxyo aargudasho ah, iyadoo xustay inay go’aansatay in Kenya ay ka shalaydo go’aankii ay ku gaartay inay gudaha u soo gasho dalka Soomaaliya.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Kooxda Al-Shabaab oo ugu hanjabtay dowladda Kenya in ay Qaraxyo ka geysan doonto gudaha dalkaasi.
Posted on October 29, 2012 by SomaliSwiss
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cusmaan ayaa faah faahin ka bixiyey Mashaariic dib u dhis casri ah oo lagu sameynayo waddooyinka caasimada Muqdisho, kaasi oo ay maal’galineyso dowladda aynu walaalaha nahay ee Turkiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Howlaha Mataaneynta Magaalooyinka Istanbuul Iyo Muqdisho oo la sheegay inuu bilaabmay.
Posted on October 29, 2012 by SomaliSwiss
Wargeyska The Mail on Sunday oo ka mid ah wargeysyasaka soo baxa  wadanka Biritain ayaa lagu soo qoray in wasaarada arimaha gudaha wadanka UK ay dib ugala laabatay jinsiyadii dhalashada Biritain qof muslim ah oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya, kaasi oo looga shakiyay inuu xiriir dhaw ah la leeyahay Xarakada Al-shabab.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dawlada Ingiriiska oo dhalashada wadankeeda kala laabatay dad Soomaali ah oo lagu eedeeyey in ay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab.
You must be logged in to post a comment.