Munaasabad loo dhigay Xuska 40 guurada hirgelintii Afka Soomaaliga oo lagu qabtay magaalada London ee dalka U.K.

HOOS KA DAAWO VIDEOS & SAWIRRO BADAN

Halkaan ka akhri

XUSKA 40 GUURADA HIRGELINTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA AYAA CAAWA LAGU QABTAY OO UU KA DHACDAY MAGAALADA LONDON EE WADANKA INGIRIISKA, KAAS OO AY KASOO QEYB GALEEN DADWEYNE AAD U FARA BADAN, IYADOO LAGU SOO BANDHIGAY TAARIIKHDA FARTA SOOMAALIGU AY SOO MARTAY ILAA LAGA HIRGELIYEY 1972.  HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA.

QEYBTA KOOWAAD: WARBIXIN IYO WAREYSIYO KOOBAN

QEYBTA LABAAD: DUKUMENTARY KOOBAN TAARIIKHDA AFKA & DUKUMIINTIYO KALA DUWAN.

QEYBTA SADDEXAAD: DUKUMENTARY2 & WAREYSIYO KOOBAN OO AY KU JIRAAN MAGACYADA HOOS  KU QORAN:

  Please Note – Fadlan ogsoonow Video-gaan lama koobiyeysan karo iyadoo aan ogolaansho qoraal ah laga heysan SomaliSwiss ama Sohan Somali Arts.

  1. XUSEEN SHEIKH AXMAD KADARE: Qofka kaliya ee ka nool dadkii far soomaaliyeed hindisay
  2. AXMAD FARAX CALI IDAAJAA qoraa sare afka soomaaliga
  3. SHARIIF SAALAX GUDOOMIYIHII GUDDIGII FARTA SOOMAALIGA DIYAARIYEY
  4. CUREEJI AXMED CAALIN W/KU XIGEENKII WASAARADDA HIDAHA IYO TACLIINTA SARE 1970s
  5. MARYAN FAARAX GOOJE GUDOOMIYIHII AKADEMIYADDA CILMIGA IYO FANKA SOOMAALIYA 1970s
  6. MARTIN ORWIN iyo dad kale ayaan dhowaan soo geli doonnaa boggaan ee la socda.

WAREYSIYADA MASUULIYIINTA KU JIRTA VIDEOGA OO DHAMEYS TIRAN WAXAAD DHOWAAN KA DAAWAN KARTAA SOMALISWISS HADDII ALLE OGOLAADO.

WAREYSIYADA DADKAAN QAARKOOD IYAGOO DHAMEYS TIRAN AYAAD KA HELI KARTAA SOMALISWISS, QAARKOOD WAXAY BOGGA KU JIRAAN IYAGOO QABYO AH, HALKA DADKA QAARKOOD AAN WELI DIYAARIN KU WADNO.

  1. XUSEEN SHEIKH AXMAD KADARE: Qofka kaliya ee ka nool dadkii far soomaaliyeed hindisay
  2. AXMAD FARAX CALI IDAAJAA qoraa sare afka soomaaliga
  3. SHARIIF SAALAX GUDOOMIYIHII GUDDIGII FARTA SOOMAALIGA DIYAARIYEY
  4. CUREEJI AXMED CAALIN W/KU XIGEENKII WASAARADDA HIDAHA IYO TACLIINTA SARE 1970s
  5. MARYAN FAARAX GOOJE GUDOOMIYIHII AKADEMIYADDA CILMIGA IYO FANKA SOOMAALIYA 1970s
  6. MARTIN ORWIN iyo dad kale ayaan dhowaan soo geli doonnaa boggaan ee la socda.

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: