Advertisements

ANAS CABDIKARIIN – GABAYGII – DUGSI MALEH QABYAALADI WAXEY DUMISO MOOYAANE.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri

HALKAN KA DAAWO 9 JIRKAN KA QIIROODAY QABYAALADDA AY KU DHAQANTO SOOMAALIDA. XAFLADAN WAA XUSKA 40 GUURADA HIRGELINTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA OO CAAWA KA DHACDAY MAGAALADA LONDON EE WADANKA INGIRIISKA.

Other related Videos

XUSKA 40 GUURADA HIRGELINTA QORAALKA AFKA SOOMAALIGA AYAA CAAWA LAGU QABTAY OO UU KA DHACDAY MAGAALADA LONDON EE WADANKA INGIRIISKA, KAAS OO AY KASOO QEYB GALEEN DADWEYNE AAD U FARA BADAN, IYADOO LAGU SOO BANDHIGAY TAARIIKHDA FARTA SOOMAALIGU AY SOO MARTAY ILAA LAGA HIRGELIYEY 1972.  HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA.

WAREYSIYADA MASUULIYIINTA KU JIRTA VIDEOGA OO DHAMEYS TIRAN WAXAAD KA DAAWAN KARTAA SOMALISWISS MAALMAHA SOO SOCDA.

WAREYSIYADA DADKAAN HOOS KU QORAN IYO KUWA KALE WAXAAD KA HELI DOONTAAN HALKAAN SOMALISWISS.NET IYO SOOHAN SOMALI ARTS:

  1. XUSEEN SHEIKH AXMAD KADARE: Qofka kaliya ee ka nool dadkii far soomaaliyeed hindisay
  2. AXMAD FARAX CALI IDAAJAA qoraa sare afka soomaaliga
  3. SHARIIF SAALAX GUDOOMIYIHII GUDDIGII FARTA SOOMAALIGA DIYAARIYEY
  4. CUREEJI AXMED CAALIN W/KU XIGEENKII WASAARADDA HIDAHA IYO TACLIINTA SARE 1970s
  5. MARYAN FAARAX GOOJE GUDOOMIYIHII AKADEMIYADDA CILMIGA IYO FANKA SOOMAALIYA 1970s
  6. MARTIN ORWIN iyo dad kale ayaan dhowaan soo geli doonnaa boggaan ee la socda.

SomaliSwiss London

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: