HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA
Halkaan ka akhri Continue reading
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on ANAS CABDIKARIIN – GABAYGII – DUGSI MALEH QABYAALADI WAXEY DUMISO MOOYAANE.
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on ANAS CABDIKARIIN – GABAYGII – DUGSI MALEH QABYAALADI WAXEY DUMISO MOOYAANE.
Filed under: M-Saadaq | Comments Off on Munaasabad loo dhigay Xuska 40 guurada hirgelintii Afka Soomaaliga oo lagu qabtay magaalada London ee dalka U.K.
                      Â
Halkaan ka akhri
Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Munaasabad loogu hadlay Taxanaha Taariikhda Soomaaliyeed oo xalay ka dhacday magaalada Zürich ee wadanka Switzerland.
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo shaaca ka qaaday in dib u habeeyn guud lagu sameeynayo hey’adaha dowladda.
Xuska 40-guurada Qoraalkii Af-soomaaliga iyo Dokumentiyo Taariikhi ah oo la soo bandhigay!.
Iyadoo ay ku beegan tahay ama lagu gudo jiro xuska 40-guurada qoraalkii Af-Soomaaliga, ayaan munaasabaddaas darteed, waxaan jeclaysannay in aan bulsho-weynta Soomaaliyeed la wadaagno una soo bandhigno, Muuqaallo isugu jira, Sawiro, Videos, qoraallo iyo dokumentiyo intuba muhiim ah oo aan looga maarmin xogta iyo tix-raaca taariikhda cajiibka ah ee qoraalka Af-soomaaligu leeyahay!.
Dokumentiyadaas oo ka kooban laba xirmo oo mid kastaahi ka kooban tahay lix qaybood ah oo dhammaantood xambaarsan macluumaad kala duwan, Xirmada Hore waxaa ku jira Muuqaalka isugu jira Sawiro iyo Videos aan ka qabannay munaasabado Xuska 40-guurada Qoraalkii Af-soomaaliga ee London, halka Xirmada labaad ay ka kooban tahay Dukumiintiyo Taariikhiya iyo faahfaahin kale, tusaale ahaan xirmada labaad, qormadeeda 1aad waa falaqeyn kooban oo aan lagu soo aruuriyey xogta muhiimka ah ee ku jirta dokumentiyada kale ee 5ta ah ee xirmadaas ku jira, kuwaas oo kuu iftiimi doona wax badan, waxana idinka codsanayaa in aad hoos kala degtaan Dukumiintiyada boggaan ku xiran (Download) ku sameysataan. Waxayna kala yihiin:-
1: Xog muhiim ah ee Taariikhda qoraalka Af-soomaaliga (Falaqayn).
2: Warbixintii Guddiga Af-soomaaliga, 1961.
3: Unesco Report, 1966.
4: Iftiinka Aqoonta ee Shire Jaamac, 1967.
5: A Nation in Search of a Script, 1968, by Dr Xuseen Tanzania.
6: Wargeyska Kasmo, issue 15 November 2012.
Xogtaan Maqalka, Muuqaalka, Qoraalka iyo Dukumiintiyada isugu jirta ee boggaan ku xiran ama ku diyaarsan halkaan, ilaahay ka sokoow waxaa suurta geliyay Wadaniyiin fara badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo maal, maskax iyo waqtiba ku bixiyey, iyadoo siyaabo kala duwan qof kastaahi uga qeyb qaatay, haseyeeshee si gaar ah waxaa isaga kaashaday soo aruurinta, Diyaarinta, Isku dubbaridka, daabacaadda iyo baaritaankaba, dad kala duwan oo aan ka xusi karno:
Filed under: Keydka guud, M-Saadaq, Taariikhda | Comments Off on 40-guurada Qoraalkii Af-Soomaaliga: Dokumentiyo Xambaarsan Xog iyo Taariikh muhiim ah.
You must be logged in to post a comment.