Dr. Cabdiweli Gaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalooyinka Garowe iyo Burtinle.

Ra’isal Wasaarihii hore ee KMG Soomaaliya  Dr. Cabdieli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  ayaa cagta soo mariyay deegaano badan oo u dhexeeya Gaalkacyo iyo Garowe. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya Miisaaniyadda Saddexda bilood soo socota ee ay Dowladda ku shaqeynayso.

Xildhibaanada Baarla-maanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya miisaaniyadda ay dowladda Soomaaliya ku shaqeynayso saddexda bilood ee soo socota, taasoo ka doodisteeda dib loo dhigay toddobaadkii hore. Continue reading

Ciidamada AMISOM oo sheegay inay gacanta ku dhigeen haweeney Hoggaamiye ka ahayd Al-shabaab iyo Bam Gacmeed Xalay lagu Weeraray Saldhigga Kismaayo.

Ciidamada AMISOM ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 72 dagaalyahan oo ka tirsan  Xarakada Al-shabaab ay ku qabteen baaritaanno ay ka sameeyeen degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, Continue reading

%d bloggers like this: