Advertisements

We are ready: Bringing Somalia’s recovery online.

At The Village Restaurant, a popular open-air hangout for Mogadishu‘s returning diaspora community, a charcoal-powered Italian espresso machine brews Somalia‘s best cappuccino. Wi-fi internet beams throughout the cafe, as patrons check email, download music videos, and keep tabs on Somalia’s latest news. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Advertisements

Somali teenager sent back to Somalia by father for becoming “too Finnish”.

Halima was sitting in the yard when someone knocked at the gate. The sun had just gone down, but she could distinguish a friendly face in the dark. The guest was a skinny imam whom Halima had seen in the nearby mosque nearly every day since her father had taken her from Finland to Mogadishu two weeks earlier. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Talyaaniga.

Madaxweynaha Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Talyaaniga oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Taliyaaniga Gulia Terzi. Continue reading

Ra’isal Wasaare Saacid oo Xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed.

Ra’isal Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka, wuxuuna la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo marxaladda cusub ee dalku galay. Continue reading

Xogayaha arimaha dibadda dalka Mareykanka oo sheegtay in lacag dhan 58 million oo doolar ay ugu yabooheen Waddamo ay kamid tahay Soomaaliya.

Warsaxaafadeed ay soo saartay Xogayaha arimaha dibadda dalka mareykanka Hillary Cilinton ayaa waxaa ay ku sheegtay in dowladeeda ay waddamo ay kamid tahay Soomaaliya ay ugu yaboohday lacag dhan 58 million oo doolar, si loo sii yareeyo dhibaatada abaareed ee ka jirta wadamada ku yaala Bariga Africa. Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo ku hanjabtay in ay Qaraxyo ka geysan doonaan meelo muhim ah oo ku yaalla gudaha dalka Ingriiska.

Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ayaa ku hanjabtay inay qaraxyo ka geysanayso meelo muhim ah oo ku yaallo gudaha dalka Ingriiska, taas oo ay sheegeen inay jawaab u noqonayaan dagaalka ay kula jirto Islaamka iyo u gacan gelintii Abuu-Xamsa dowladda Mareykanka. Continue reading

%d bloggers like this: