Posted on October 22, 2012 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on RAYSUL JAMHUURIYA HEES CUSUB BY HIBAAQ MAXAMED XAFLADDII TAAGEERIDA R/WASAARE SAACID EE LONDON.
Posted on October 22, 2012 by SomaliSwiss
Taliyaha Ciidammada Nabad Sugidda Qaranka ee Gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in amniga magaalada Muqdisho la xaqiijiyey kadib markii ay wadashaqeyn joogta ah yeesheen Shacabka ku nool Caasimadda Dalka ee Muqdisho iyo Laamaha Ammaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Taliyaha Ciidammada Nabad Sugidda Gobolka Banaadir oo shaaca ka qaaday in ammaanka magaalada Muqdisho ay wax ka qabteen ayna sii wadi doonaan..
Posted on October 22, 2012 by SomaliSwiss
Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay inay baadi goob ugu jiraan 4 qof oo Kenyan ah, kana tirsan Xarakadda Al-Shabab, kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay weeraro ka geysteen gudaha dalka Kenya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Booliska Dalka Kenya oo baadi goobaya afar qof Kenyan ah oo ka tirsan Xarakada Al-Shabab .
Posted on October 22, 2012 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray degamada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose,ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen, kadib markii xalay lagu garaacay hoobiyeyaal. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Wararka | Comments Off on Madaafiic ay dad ku waxyeeloobeen oo Xalay lagu gaaracay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.
You must be logged in to post a comment.