Advertisements

Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa xaaladda Gabar 14 jir ah oo lagu kufsaday degmada Yaaqshiid.

Xaaladda Gabar yar oo 14 jir ah oo habeen dhaweyd ay Rag arxan laawayaal ah oo ka badan Toban nin oo ku lebisnaa dharka ciidamada dawladda ku kufsadeen degmada Yaaqshiid ayaa iminka laga deyrinayaa. Continue reading

Advertisements

Abuu Mansoor Al Imriiki oo sheegay in uu jiro khilaaf u dhaxeeya Maleshiyada Al-Shabaab iyo Ajaaniibta kabarbar dagaalanta.

Omar Shafik Hammami oo loo yaqaano Abuu Mansuur Al Imriiki oo ka tirsan horjogayaasha maleshiyada kooxda al Shabaab ayaa shaaciyay inuu jiro Khilaaf ba’an oo u dhaxeeya Xubnaha Al Shabaab ee Ajaaniibta ah iyo kuwa Soomaalida ah. Continue reading

21-KA OKTOOBAR & DOWLADII KACAANKA SAWIRO.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

21-ka October, Maanta oo kale iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.

DHEGAYSO DARDAARANKII SIYAD & HEESO KACAAN

Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in ciidamadooda ay sugi doonaan guud ahaan ammaanka Kismaayo, illaa ciidamada Soomaalida ay awood buuxdo ka yeelanayaan.

Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa sheegay xili uu khudbad ka jeedinayay munaasabad loogu dabaaldagayay madaxbanaanidii ay Kenya ka qaadatay gumeysigii Ingriiska, waxaa uuna ka hadlay ciidamadiisa ku sugan gudaha dalka Soomaaaliya. Continue reading

Burcad badeeda Soomaali ah oo lacago madaxfurasho ah ku sii daayay Markab ay gacanta ku hayeen mudo labo sano ah.

Kooxaha burcad badeeda Soomaaliya ayaa sheegay inay sii dayeen Markan oo laga lahaa dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta oo ay gacanta ku hayeen muda dhan laba sano, kaasi oo ku heysteen xeebaha dalka Soomaaliya. Continue reading

Xaflad lagu taageerayay Ra’isal Wasaare Saacid oo caawa ka dhacday magaalada London. (SAWIRO)

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

%d bloggers like this: