Posted on October 20, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadihii aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka cusub ee ay Midowga Yurub usoo magacaabeen Soomaaliya Cervone De Urso. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta ka gudoomay Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo Ergeyga Midowga Yurub u fadhin doono Soomaaliya.
Posted on October 20, 2012 by SomaliSwiss
 Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya,  Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) oo khadka taleefoonka kula hadlayay Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa ka hadlay arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin maamul u sameynta gobollada dalka Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on R/wasaare Saacid oo shaaca ka qaaday in maamul u sameeynta gobollada ku saleeyn doonto rabitaanka dadka deegaanka deggan.
You must be logged in to post a comment.