Puntland seizes arms boat destined for Somali militants.

BOSASSO Somalia Oct 19 – Somalia’s semi-autonomous region of Puntland has captured a boat coming from Yemen that was carrying heavy weapons destined for the al Qaeda-linked al Shabaab rebels, officials said on Friday. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Minn. trial opens window on Somalia terror group.

MINNEAPOLIS — The trial of a Minneapolis man convicted in a conspiracy to send young men from Minnesota to the terrorist group al-Shabab in Somalia has provided the most detailed look yet into what has been called one of the largest investigations into the recruitment of U.S. fighters to a foreign terrorist organization. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

AMISOM oo sheegtay in ay ka baxayaan fariisimo badan, gaar ahaan garoonka ciyaaraha ee Stadium Mugdisho.

Ciidamada AMISOM ee ku sugan dalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa kusugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay baneyn doonaan meela badan oo kamid ah fariisimahooda gbolka Banaadir, iyagoo ugu horeyn tilmaamay in ay faarujinayaan garoonka ciyaaraha ee Satdium Muqdisho. Continue reading

WARBIXIN: Maxaad kala socotaa ujeedada socdaalka Dr. C/weli Gaas ee Puntland?

Ra’isal wasaarihii hore ee KMG Soomaaliya Dr C/weli Maxmed Cali Gaas oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay ujeedada socdaalkiisa Puntland, isagoo sheegay inuu Gaalkacyo u tagay sidii uu dadka wadatashi ula yeelan lahaa. WARBIXIN FAAH-FAAHSAN Continue reading

Soo Dhoweynta C/Wali Gaas ee magaalada Gaalkacyo.

HOOS KA DAAWO SAWIRA BADAN

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Ra’isal wasaarihii hore Cabdiweli Gaas oo Gaalkacyo lagu soo dhoweeyey, laguna wado in uu noqdo madaxweynaha soo socda ee Puntland.

Ra’isal wasaarihii hore ee dowladdii KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. WARBIXIN XOG HOOSE AH Continue reading

Ra’isal wasaare Cabdi Saacid oo golihiisa wasiirada ku dhawaaqaya maalinta 21-ka Oktoober.

Ra’isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa lasheegayaa in uu qorsheynayo in golihiisa wasiirada uu ku dhawaaqi doono bishan marka ay tahay 21-ka Oktoobar. Continue reading

Augustine Mahiga oo lagu eedeeyay xadgudubyo.

HOOS KA DAAWO SAWIRA BADAN & VIDEO

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

ANIGA MIYAA DUQ AH (SHEEKO GAABAN)

HOOS KA DAAWO SHEEKADA Continue reading

Obama and Romney Roasts at Al Smith Dinner (Full Video)

OBAMA ROMNEY FULL SPEECH COMEDY Continue reading

R/WASAARE: HEES CUSUB BY HIBAAQ MAXAMED

HOOS KA DAAWO HEESTA CUSUB Continue reading

Xaflad isugu jirta soo dhaweyn iyo sagootin ee R/wasaare Saacid iyo R/wasaarihii hore oo xalay loogu sameeyey Xarunta Madaxtooyada…

Xaflad casho sharaf ah oo lugu sagootinayay R/wasaarihii hore ee Soomaaliya laguna soo dhaweeynayay R/wasaaraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalaka Soomaaliya Continue reading

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo sheegay in howlgalka ciidamada ee G/Sh/Hoose uu marayo meel gebageba ah.

Abaanduulaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgalka ay Ciidamada qalabka sida ka wadaan gobolka Shabeellada Hoose uu marayo heer gebagebo ah. Continue reading

%d bloggers like this: