Somalia MPs approve Shirdon as the new prime minister.

Members of Somalia‘s parliament have approved the appointment of Abdi Farah Shirdon as the new prime minister. The MPs unanimously backed the ex-businessman, nominated by newly elected President Hassan Sheikh Mohamud. Continue reading

10 Kenyan policemen seriously injured in a grenade attack.

Kenya policemen seriously injured in grenade attack. At least 10 Kenyan policemen have been seriously injured in a grenade attack. The officers were searching a house in Coast state near Mombasa, where they found weapons including an AK-47 rifle and two grenades. Continue reading

China calls for effective governance in Somalia.

UNITED NATIONS, Oct. 16 — China on Tuesday called on the new government of Somalia to actively implement the interim constitution and extend effective governance over the whole territory of the country. Continue reading

Ciidamo Boolis fara badan oo tababar looga furay Muqdisho.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

Halkaan ka akhri Continue reading

Dowladaha Caalamka oo gorsheynaya in ay joojiyaan aqoonsiga Qaxootiga Soomaalida, kadib markii ay dowlad rasmi ah yeelatay Soomaaliya.

Wadamadii horay u qaabili jiray qaxootiyada Soomaalida ayaa iminka bilaabay olole siyaasadeed oo lagu yareynayo ama lagu joojinayo aqoonsiga qaxootiga Soomaalida ah. Continue reading

Baarlamaanka oo Codka kalsoonida siiyey R/wasaare Saacid.

Golaha baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen fadhigooda Muqdisho, waxay cod aqlabiyad leh ku ansaxiyeen R/wasaaraha Soomaaliya inuu noqdo mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid†oo uu madaxweynuhu dhowaan magacaabay. Continue reading

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo dalka ka dhoofay.

S/Gaas Shariif Sheekhuna Maye,  Taliyaha Ciidanka Booliska dalka Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeday caasimadda Kampala ee dalka Uganda. Continue reading

Baarlamanka oo maanta codka kalsoonida u qaadaya R/wasaaraha cusub.

Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu kulan ku yeesho xaruntiisa golaha Shacbiga ee Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: