Mother of Somali boy beaten to death testifies as the stepfather goes on trial.

N.Y. – A Somali woman covered her face and slumped forward, sobbing, as she testified about the last time she saw her 10-year-old son before his body was found gagged and beaten in the basement of their home. Her husband, the boy’s stepfather, went on trial Monday for murder. MORE PICTURES INSIDE Continue reading

Internet accessibility growing steadily in Somalia.

While still low compared to countries around the world, internet use in Somalia is slowly on the rise as companies compete for clientele and more citizens have access to the internet in their homes and places of business. Continue reading

MAXAA KALA HAYSTA KENYA IYO KOOXDA AL-SHABAAB.

Odayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta Puntland oo diiday muddo kororsiga madaxweyne Faroole iyo muran arrintaasi ka taagan.

Maalmihii ugu danbeeyey waxaa ay dood ka taagneyd muddo kororsi uu sameeyey maamulka Puntland, iyadoo talaabadaasi ay ka caroodeen qaar ka tirsan Siyaasiyinta iyo Odoyaasha dhaqanka oo iyagu diidan in madaxweyne Faroole uu wakhti ku darsado xilligii loogu tala-galay oo dhamaanaya bisha January ee 2013-ka. HOOS KA DHAGEYSO CODADKA WAREYSIYADA Continue reading

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ciidamo badan tababar uga furay dugsiga sare ee Booliska mag. Muqdisho.

In kabadan 60 Askeri oo 12 kamid ah ay Dumar yihiin kana tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa tababar ay ku baranayaan habka denbi baarista waxaa uu uga furmay Dugsiga sare ee Booliiska ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Dowladda Faransiiska oo sheegtay in ay bad-baadinayaan sarkaalka ay kooxda Al-Shabaab uga haystaan Soomaaliya.

Wasaradda difaaca dalka Faransiiska ayaa sheegtay in ay ka shaqeynayso qorshihii lagu bad baadin lahaa laheyste dalkaasi u dhashay oo Soomaaliya ay ku haystaan kooxda Al-Shabaab. Continue reading

Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud oo maanta la kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub iyo Ururka IGAD.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub iyo Urur goboleedka IGAD, kuwaas oo Saaka barqadii soo gaaray magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: