Daawo Xafladihii ugu dambeeyey ee lagu taageerayay Dowladda Soomaaliya ee ka dhacay dalka Switzerland.

TAAGEERO DOWLADDA

HOOS KA DAAWO VIDEOs & SAWIRRO BADAN

undefinedHalkaan ka akhri Continue reading

Ciidamada dowladda oo sameeyay howlgallo lagu xaqiijinayo sugidda ammaanka deegaannada laga xoreeyay Al-Shabaab.

Ciidammada dowladda Soomaaliya oo kaaashanaya ciidammada AMISOM iyo Shacabka waxey si awood leh kula wareegeen gobollada badan oo dalka ka mid ah, taasi oo ah mid muujineysa jabka kooxda Al-Shabaab gaaray oo u ku sii socda bur bur aan waqti badan ka harin, shacabka Soomaailyeed ayaa iyagana gacan weyn ka geystay in Al-Shabaab aysan dalka ku faafin ficilladooda arxan darrada ah, waxaana weli socda qorshaha arrintaasi looga hortagayo. Continue reading

Dowladda Jabuuti oo ciidammo dheeraad ah u soo dirtay Soomaaliya.

Dowladda Jabuuti ayaa u soo dirtay Ciidammo dheeraad ah oo kaabaya kuwii horay u joogay, waxayna maanta gaareen magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: