Wasaaradda Gaashaandhigga oo ku dhawaaqday in dib loo dhisayo ciidamadii difaaca Cirka Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa daboolka ka qaaday xilli uu wareysi siinaayay Idaacadda Qaranka in dib loo dhisaayo Ciidamadii Cirka Soomaaliya, iyadoo dhinaca kale sharraxaad ka bixisay qorshaha mustqabalka ee wasaaradda Gaashaandhiga ee ku aaddan xoreynta dalka iyo dhismaha ciidammada Xoogga dalka Soomaaaliyeed. Continue reading

Qaar kamid ah gobollada dalka Soomaaliya oo ay xalay ka bilowdeen Roobabkii Deyrta ahaa.

Roobabkii Deyrta oo si weyn loo sugayay ayaa xalay saq dhexe si rasmi ah uga bilowday magaalada Muqdisho iyo gobolada Koonfurta dalka Soomaaliya, waxaana roobabka deyrta oo lagu diirsaday guud ahaan meelihii ay ka da’een gaar ahaan gobolada miyiga ayaa waxaa si weyn ugu farxay dadka xoolo dhaqatada iyo beeraleyda ah. Continue reading

Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo Maanta Kulmay, isla-markaana codsaday in ra’isal wasaaraha cusub uu horyimaado.

Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa codsaday in mudo laba cisho ah lagu horkeenno Ra’isulwasaaraha cusub ee dalka kadib Xildhibaannada Baarlamaanku maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: