Magaalada Nairobi oo xalay ka dhacay Qaraxyo waxyeelo ka soo gaartay Ciidan ka tirsan Booliska dalka Kenya.

Waxaa xalay  ka dhacay xaafadda Soomaalidu dagan tahay ee Islii ee magaalada Nairobi labo qarax oo ay waxyeelo ka soo gaartay Ciidan ka tirsan booliska ee dalka Kenya . Continue reading

Bannaan-baxyo dhiig ku daatay oo Saakay ka billaabmay caasimada dalka Masar.

War saakay naga soo gaaray Caasimadda dalka Masar ee Qaahira ayaa sheegaya in dadweyne aad u careysan isugu soo baxeen bannaanbax ay ku diidan yihiin in Qaaliga Maxkamada Sare ee dalkaas laga qaado Xilka iyo qaar ka mid ah qareenada maxkamadaha ku yaala dalkaasi Masar, Continue reading

Qaar ka mid ah degmooyinka G/Banaadir oo ka billaabmay Qorshe dadka lagu tirakoobayo.

Qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxa uu si habsami leh uga soconaya qorshe lagu diiwaan gelinayo dadweynaha ku nool guryaha magaalada Muqdisho, Continue reading

%d bloggers like this: