Somalia says will not cancel new oil contracts.

Somalia does not plan to nullify oil and gas exploration contracts made in recent years in favour of those that were signed prior to the toppling of the government in 1991, a senior state official said on Friday. Continue reading

Twin blasts in Nairobi wound three officers: police

At least three officers were wounded in twin explosions Friday evening in a predominantly Somali area of the Kenyan capital Nairobi, police sources said. Continue reading

Qaraxyo ay ku dhaawacmeen illaa 3 Askari oo ka dhacay xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

Qaraxyo xoogan ayaa gilgilay xaafada Islii (Eastleigh) ee magaalada Nairobi oo ay Soomaalidu deegaan ahaan ku badan tahay, halkaas oo lasheegay in ay dhaawcyo kasoo gaareen qaar kamid ah ciidamada Booliska. Continue reading

Hooyo Soomaaliyeed oo marki ugu horeysay Mataana afar caruur ah ku dhashay magaalada Muqdisho.

Haweeney Soomaaliyeed oo ku nool Xero ay degan yihiin dadka barakacayaasha ah oo ku taala degmada Hodan ayaa markii ugu horeysay dhashay afar caruur oo mataana ah oo saddex ay gabar tahay iyo hal wiil, iyadoo mid kamid ah caruurteeda mataanaha ah uu ka saqiiray, waxaana dhacdadan si aad ah looga hadal hayay magaalada Muqdisho. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

SANAD GUURADII 58-AAD. 1954-2012 CALANKA QARANKA SOOMAALIYEED October 12, 2012

Maanta oo ah 12-ka Oktoober 2012  kuna  beegan sannad guuraddii 58-aad ee helida astaanta  calanka Qaranimadda Soomaaliyeed, nasiib wanaag xuskani wuxuu ku soo beegmayaa xili ifafaalihii dowladnimo u dhalatay  shacabka Soomaaliyeed, taasoo  la rajeynaayo in ay soo af-jarmaan colaaddii iyo amaano daradii dalka ka jirtay oo ay aad iyo aad u adkeyd in dadka dhibaateysan in la gaarsiyo gargaar deg deg isla markaasi na  waxaa laga filayaa barlamaanka cusub inuu noqdo kuwa u adeega shacabka Soomaaliyeed, waxaana looga baahan yahay in ay ka fogaadaan wax alla wixii khilaaf keeni kara, taasoo guud ahaan dan u ahayd dadka dan yarta ah ee ku nool dalka gudahiisa iyo kuwa ku dac dareysan dibadaha. Continue reading

%d bloggers like this: