HAMBALYO, TAHNIYAD DHALASHO FARXAD LEH.

Halkaan ka akhri

 Dhammaan Bahda Warbaahinta SomaliSwiss gaar ahaan Dr. Axmed Dhicisow, Mustaf Goobdoon, Mohamed Saadaq, Yuusuf Garabey waxaa ay hambalyo iyo Tahniyad dhalasho oo kal iyo laab ah u dirayaan Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed Marwa Haawa Nuur Muudey iyo Xaliima Nuur Muudey oo ay Gabadhooda Fartuun Cabdi Nuur Fodey ku Curatay Gabar 1-dii bishan Oktoobar magaalada Zürich ee dalka Switzerland, waxaana Gabadhaas loogu magac daray Aamina Warsame Maxamed, waxaana Alle uga baryeynaa inuu Caafimaada waxaana leenahay soo barbaar, isla-markaana Alle haka dhigo tii dadkeeda iyo dalkeeda waxtarto Aamiin, Aamiin.

Sidoo kale haddii aan nahay Bahada Warbaahinta Somalida Swisska waxaan Hambalyo gaar ah oo  faraxd iyo reynreyn ku dheehan tahay ula qayb sanaynaa Fartuun Cabdi Nuur Fodey iyo seygeeda Mudane Warsame Maxamed Xersi  oo ah Aabihii dhalay Aamino Warsame, Waxaynu marlabaad leenahay Aamino soo barbaar oo noqo Gabadhii dadkeeda, dalkeeda iyo diinteedaba anfacda.

Aamiin Aamiin Aamiin.

SomaliSwiss Zürich

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: