Posted on October 11, 2012 by SomaliSwiss
Somali journalists are dying from corruption as much as conflict. Somalia is one of the deadliest places to be a journalist. Yet many are endangering themselves through bad practice. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Somali journalists are dying from corruption as much as..
Posted on October 11, 2012 by SomaliSwiss
60,000 qof oo ay saameeyeen colaadaha iyo fatahaada magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay helayan gargaar raashiin deg deg ah. Â Intaas waxaa dheer, Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas (ICRC) iyo Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed ayaa waxay agab muhiim u ah hoyga iyo nolosha u qaybiyeen 39,000 oo qof kuwaasoo ka barakacay guryahooda fatahaada awgeed. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baladweyne Soomaaliya: 60,000 Qof oo la dhibaataysnaa colaad iyo fatahaad helay gargaar muhiim ah.
Posted on October 11, 2012 by SomaliSwiss
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii ka soo wareegtay xoriyada dalka Uganda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayey oo dalka dib ugu soo laabtay.
Posted on October 11, 2012 by SomaliSwiss

Halkaan ka akhri Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Dhicisow | Comments Off on HAMBALYO, TAHNIYAD DHALASHO FARXAD LEH.
Posted on October 11, 2012 by SomaliSwiss
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwada Midoowga Africa ee Amisom ayaa la soo warramayaa inay kaabiga ku hayaan degmada Buurhakaba, kadib markii maalin ka hor ka ruuqaansadeen Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo maanta Ku wajahan degmada Buurhakaba.
Posted on October 11, 2012 by SomaliSwiss
Waa markii labaad ee uu Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ku dhawaaqayo in dowladda uu soo dhisayo ay nabadda dalka ku raadin doonto dib u heshiisiin, sidoo kalena uu soo dhisayo dowlad tayo leh oo la dagaalanta musuqmaasuqa una horseedda dalka inuu ka baxo dhibaatada uu muddada kusoo jiray. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal wasaare Saacid oo mar labaad sheegay in uu soo dhisayo dowlad tayo leh oo la dagaalanta musuq-maasuqa una horseedda dalka horumar.
You must be logged in to post a comment.