Advertisements

Ra’isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo maanta la Kulmi lahaa Xildhibaannada Baarlamaanka oo kulankooda uu dib u dhac ku yimid.

Ra’isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa maanta la filayey in uu u jeediyo khudbad uu usoo bandhigi lahaa xildhibaannada baarlamaanka wax-qabadkiisa inta la ansixin ka hor oo maanta dhici lahaa ayaa dib u dhac ku yimid, waxaana dib u dhacaas lagu sheegay mid farsamo. Continue reading

Advertisements

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamud oo Xalay magaalada Kampala ku qaabily jaaliyadda Soomaalida ee wadankaasi ku dhaqan.

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay waxaa uu magaalada Kambala kula kulmay kumannaan ka tirsan jaaliyadda Soomaaliya ee ku nool wadanka Uganda.
Continue reading

Wasiirkii hore ee Ganacsiga Puntland oo canbaareeyey dilkii ka dhacay degmada Rako.

Cabdisamed Yuusuf Abwaan oo ahaan jiray Wasiirka Ganacsiga Xukuumadii Madaxweyne Cade Muuse oo Xalay la hadlayey warbaahinta Horseed Media ayaa canbaareeyey dilkii ka dhacay shalay Degmadda Rako ee Gobolka Karkaar Continue reading

%d bloggers like this: