HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN
Halkaan ka akhri
SIDA AANU WARAR HOOSE KU HELNAY CIIDAMADA KENYA IYO MALEESHIYAADKA RAASKAMBOONI AYAA KABOOD FALLO KA GAYSTAY MAGAALADA KISMAAYO. SIDOO KALE WAXAA AY XIR XIRTEEN SHACAB AAD U FARA BADAN OO ISUGU JIRA RAG IYO DUMAR, KUWAAS OO SIDA AY SHEEGEEN KU EEDEYNAYAAN IN AY LASHAQEYNAYEEN KOOXDII LAGA ADKAADAY EE AL-SHABAB.
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: SomaliSwiss | Tagged: Al-Shabab, dumar, Kismaayo, Port, warar |
You must be logged in to post a comment.