Advertisements

Sawirada ciidamada Kenya iyo maleeshiyada Ras Kamboni sida ay u qabsadeen Kismayo iyo meelaha ay joogaan.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN

Halkaan ka akhri Continue reading

Advertisements

Madaxweynaha dalka Soomaaliya oo kulamo kula leh Kambala madax ka tirsan caalamka

Madaxweynaha Soomaaliya Prof. Xasan Sh.Maxamuud ayaa kulamo gooni gooni ah magaalada kambala kula leh qaar ka mid ah madaxda wadamada caalamka Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo si diiran loogu soo dhaweeyey dalka Uganda Isla xalayna ka qeybgalay casho sharaf loo sameeyay Madaxda Caalamka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo Madaxweynaha Uganda uu xalay Continue reading

Ciidamada nabadgelyada waddooyinka oo Xalay howlgallo ballaaran ka fuliyey magaalada Muqdisho.

Ciidanka Nabadgelyada waddooyinka ee loo yaqaano“Trafico“ ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyeen Magaalada Muqdisho, waxaana howlgalkaas lagu soo qabqabtay in ka badan 50 gaari Continue reading

%d bloggers like this: