Advertisements

Uganda: Somali president jets in for jubilee fete.

Somali president Hassan Sheikh Mohammad Monday afternoon arrived in the country for Uganda’s Golden Jubilee Independence celebrations slated for Tuesday. He was received by the Vice President Edward Sekandi at Entebbe International airport. Continue reading

Advertisements

Assessing Turkey’s Role in Somalia.

Turkey is the newest country to intervene in Somalia and its involvement has produced some positive results. Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan’s courageous visit to Mogadishu in August 2011 at the height of the famine and his decision to open an embassy gave fresh impetus to efforts to establish lasting peace. Continue reading

Sawirada ciidamada Amisom iyo Soomaaliya oo kudhow qabashada Buurhakaba & Al-Shabab oo isaga carartay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkaan ka akhri Continue reading

Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Maanta u ambabaxay dalka Uganda.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa maanta u dhoofay dalka Uganda, halkaas oo uu uga qaybgalayo munaasabad lagu xusayo 50-sano guuradii kasoo wareegtay markii Uganda ay xorriyadda qaadatay. Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ku qaabilay wafdi ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka, waxayna ka wada hadlay sidii ciidamo ka socda wadamada Islaamka loogu soo biirin lahaa Ciidamada AMISOM ee ka howlgala dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIARADA Continue reading

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Somalia oo sheegay inay isku xirayaan Baladweyne, Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo

Abaanduulaha CiidamadaXoogga Dalka islamarkaasna ah  Taliye ku xigeenka ciidamada milateriga Soomaaliya, Jen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhega-badan) ayaa sheegay in qorshahoodu uu yahay mid Continue reading

%d bloggers like this: