Ra’isal wasaaraha cusub oo sheegay inuu soo dhisayo xukuumad dhinac iska dhigta khilaafka iyo Musuqmaasuqa.

R/wasaaraha Cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon’’Saacid’’ ayaa  shalay caddeeyey in uu soo dhisayo xukuumad dhinac iska dhigta khilaafyadii ragaadiyay xukuumadihii hore.
Continue reading

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo saaka si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Degmada Wanlaweyn.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo gacan ka helaaya kuwa Amisom ayaa waxay maanta Aroortii gudaha  galeen degmada Wanlaweyn ee G/Sh/Hoose,warku wuxuu intaa uu ku darayaa in kadib markii
Continue reading

Beesha Caalamka oo soo dhaweeysay magacaabista R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.

Xafiiska siyaasadda u qaabilsan Qaramada Midoobey arrimaha Soomaaliya ee markii la soo gaabiyo magaceeda yahay “UNPOS“ ayaa si weyn u soo dhaweeyey magcaabista Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ee uu shalay Madaxweyne Xasan Sheikh uu magcaabay.
Continue reading

%d bloggers like this: