Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa goor dhow u magacaabay Ra’isal wasaarihiisa cusub Cabdi Faarax Garaad Saacid.
Madaxweynaha ayaa u magacaabay inuu noqdo Ra’isal wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Garaad Saacid oo ah Nin Ganacsade deggen dalka Kenya, kana mid ahaa xubnihii wax ka dhisay xisbiga Rajo iyo xisbita nabadda iyo horumarka ee uu ka soo jeedo Madaxweynaha Soomaaliya.
Ra’isal wasaaraha cusub ayaa sidoo kale waxaa Marwa u ah halyeeyadda Soomaaliyeed ee Caasha Xaaji Ilmi.
Wixii faafaahin dib ayaan idinku soo gudbin doonaa !!!!!!
SomaliSwiss  Muqdisho
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.