Advertisements

Sawirada xafladii magacaabista Ra’isal wasaaraha cusub.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA XAFLADDA

Halkaan ka akhri Continue reading

Advertisements

Somalia’s president names newcomer as PM.

Abdi Shirdon has been a businessman in Kenya and is believed to be untainted by the country’s volatile clan politics. Hassan Sheikh Mohamud, Somalia‘s new president, has named Abdi Farah Shirdon Saaid as the country’s new prime minister, diplomats and a government source said. Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo goordhow ku dhawaaqay Ra’isal wasaaraha cusub ee dalka.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa goor dhow u magacaabay Ra’isal wasaarihiisa cusub Cabdi Faarax Garaad Saacid. Continue reading

Hay’adaha Amaanka Qaranka oo maanta ka wadahadaleen xaaladda amaan ee magaalada Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan  isugu yimadeen hay’adaha amaanka Qaranka waxayna ka wada hadleen xaaladda amaan ee magaalada Muqdisho, Continue reading

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Soomaaliya ay si toos ah ugu mid noqotay heshiiska Caalamiga ah ee ka hortagga qatarta Miinooyinka.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay si toos ah ugu mid noqoatay heshiiska Caalamiga ah ee ka hortagga qatarta Miinooyinka, kaddib markii ay si toos ah ugu biirtay Dowladaha heshiiskaasi qeybta ka ah Continue reading

%d bloggers like this: