HAMBALYO HAMBALYO TAHNIYAD DHALASHO.

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH

Prof. Cabdi Faarax Xassan , C/Naasir Faarax Xasan, Dr. Axmed Dhicisow, Mustaf Goob doon, Mohamed Saadaq Ali, Yuusuf Ibraahim Garabey iyo Dhammaan bahda qoreyaasha SomaliSwiss waxey hambalyo iyo Tahniyad dhalasho oo kal iyo laab ah u dirayaan Hooyo Aamino Faarax Xassan iyo seygeeda Cabdi Aadan Barre oo uu dhowaan Wiil ugu dhashay Magaalada London, wadanka UK ee dalka Ingiriiska, Wiilkaas oo loo bixiyey Khaalid Cabdi Aadan , Waxaynu leenahay Khaalid soo barbaar oo noqo wiilkii dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisaba anfaca. Aamiin Aamiin Aamiin.

%d bloggers like this: