Kenya wary of being seen as an occupying force in Somalia port of Kismayo.

KISMAYU, Somalia, Oct 5, 2012 – From the rooftop of Kismayu‘s rundown port, Kenyan troops scoured the waters across to the southern Somali city, part of an operation to flush out rebel remnants after al Qaeda-backed militants fled last week from their last major stronghold. Continue reading

Denis Allex: Mr President, I am still alive.

Denis Allex, a French secret agent held hostage in Somalia urged President Francois Hollande of France to negotiate in four-minute statement Video Clip, that shows a pale but healthy-looking Allex reading a statement in French in front of a plain maroon curtain, was released by Al Qaeda online site and a US-based private service web sites that monitors extremists. WATCH VIDEO CLIP Continue reading

Xasuuqa ciidamada Kenya, xadgudubka Raas-kambooni iyo xeeladda Azaaniya ee Jubooyinka!

Wacaalka adduunyada ayaa waxaa  hadba uu soo tebiyaa dhacdo ama arrin dadku ka fiigo ama raja gelisa, arrinta saamaynta ay doontaba ha yeelatee, waxay la deristaa nolosha iyada oo dadku falanqeeyo kana hadlo, waxna layska weydiiyo, sidey ula falgeli karto nolosha, waxay noqotaa arrintaas mid la oggolaado ama lagu qasbanaado iyo mid laga gacantaago, oo dadku ka biyo diido. Continue reading

Lahaystihii Fransiiska ahaa ee Al-Shabaab haysteen oo madaxweynaha dalkiisa ka codsaday inuu gacan ka gaysto sii deyntiisa.

Muwaadinkii Denis Alex oo ay kooxo hubaysan ka Afduubteen Hotelka Saxafi mudo hada laga joogo Seddax Sano, isla markaana la la’aa warkiisa ayaa Maanta waxaa Farriin qoraal iyo Cod ah oo lagu baahiyay website-yada taabacsan maleshiyaadka kooxda Al-Shabaab ee weli ka dagaalanta  Soomaaliya lagu sheegay in uu fariin u dirayo xukuumadiisa, iyadoo dowladda Fransiska ay beryahan wadday xog raadin ku saabsan halka uu ku danbeeyay Ninkaasi. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

WAA SIDEE NOLOSHA IYO GUURKA DHEXMARTA SOOMAALIDA IYO DADKA AJAANIBTA KALE AH.

HOOS KA DAAWO VIDEO XIISA LEH OO KA HADLAYA

Halkaan ka akhri Continue reading

HAMBALYO HAMBALYO TAHNIYAD DHALASHO.

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH Continue reading

Ergeyga Xoghayaha guud ee arrimaha Somalia oo Sheegay in magaalada Muqdisho ay ka socdaan dib u dhis ballaaran.

Ergeyga Xoghayaha guud ee arrimaha Somalia, danjire Augustine Mahiga ayaa shir jaraa’id oo u u ku qabtay magaalada Nairobi ku sheegay in Soomaaliya ay ku socoto horumar, wuxuuna si gaar ah uga hadlay dib u dhiska ballaaran ee ka socdo magaalada Muqdisho. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xalay wada-hadallo la yeeshay Xubno uu u soo xulay qabashada jagada ra’isal wasaaraha cusub.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay kulan wada-hadal ah la yeeshay saddex  xubnood oo ka soo baxay dhowr xubnood oo u taagnaa qabashada xilka ra’iisul wasaaraha, iyadoo lagu wado in Madaxweynuhu uu Ra’iisul wasaaraha ku dhaawaqo 48-ka saacadood ee soo socda. Continue reading

%d bloggers like this: