Advertisements

Amnesty Campaign for a fair and humane asylum policy.

Amnesty International Switzerland in October will protest together with other NGOs with provocative posters against an increasingly inhumane asylum policies. In the pictures you can see how politicians Christoph Blocher, campaigning for a permanent tightening of asylum. ENGLISH & DEUTSCH WATCH VIDEO CLIP HERE Continue reading

Advertisements

Somalia favours firms with pre-1991 deals for oil exploration.

Oct 2, 2012 – Somalia, hoping to share in East Africa‘s oil and gas boom, has invited back international oil companies that held exploration licences before civil war broke out two decades ago, an adviser to the government said. Continue reading

Magaalada Nairobi oo lagu soo gabagabeeyay Shir looga hadlayay Amaanka Wadamada Bariga Afrika.

Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya maalmahan ka socday Shir loogu hadlayey Ammaanka Wadamada Bariga Afrika, waxaa ka soo qayb galay dalalka Soomaaliya, Uganda, Ethiopia, Tanzania iyo kuwa kale, waxaana dhinaca Soomaaliya uga qaybgalay wafdi balaaran oo uu hogaaminayo raisal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhiga Mudane xuseen carab ciise. Continue reading

Madaxweyne Prof. Xasan Sheikh Maxamuud oo sheegay in dowladdu ay wax ka qaban doonto amniga, Garsoorka iyo Musuqmaasuqa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu ay sida uga dhaqsiyaha badan ay wax uga qaban doonto Amniga, Garsoorka  iyo usuqmaasuqa. Continue reading

Xiiro Xaasidkaagana ha u Sheegin, Murti Soomaaliyeed.

 ( M a q a a l ) Xiiro Xaasidkaagana ha u Sheegin waa Ereyo Xanbaarsan micno aad u ballaaran dhankii la doonana loo jeedin karo ha yeeshee inta aanan u gondada deign qormadan iyo Ujeedada ka danmbaysa bal hor iyo horaan aan is weeydiino Xiirashada iyo sida ay Soomaalidu u aragto. Continue reading

%d bloggers like this: