Posted on October 1, 2012 by SomaliSwiss
THE DEFENDANT: Mahamud Said Omar, 46, of Minneapolis, goes on trial Monday on five terrorism-related counts as part of the federal government‘s long-running investigation of American Somalis recruited to fight with al-Shabab, a U.S.-designated terror group waging attacks in Somalia. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Tagged: Al-Shabab, assault rifles, religion, Terrorism | Comments Off on Minneapolis: A look at Minneapolis’ terror-related trial.
Posted on October 1, 2012 by SomaliSwiss
Al-Shabaab has taunted Western intelligence tracking Samantha Lewthwaite, the widow of one of the 7/7 bombers, that officials should study the Thomas Crown Affair movie for clues on how she evades capture. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Tagged: samantha lewthwaite, thomas crown affair | Comments Off on ‘Watch The Thomas Crown Affair to learn about Samantha Lewthwaite’
Posted on October 1, 2012 by SomaliSwiss
War goor dhoweyd naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa Raaskaambooni iyo Militariga Kenya oo isgarabsanaya ay gudaha u galeen magaalada Kismaayo iyadoona ay ciidamadu magaalada kasoo galeen dhowr jiho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Kenya oo maanta gudaha u galay Magaalada Kismaayo.
Posted on October 1, 2012 by SomaliSwiss
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho aan horey loo sheegin ku gaaray duhurnimadii maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo booqasho ku tagay magaalada Baydhabo.
Posted on October 1, 2012 by SomaliSwiss
Magaalada Zürich ayaa waxaa shalay Axadda ahayd lagu soo gabagabeeyey Seminaar u socday qaar ka mid ah Jaaliyadda, kaas oo lagu baranayey Cimiga Isdhaxgelka (Integration) oo socday muddo 5 bilood ah.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Seminaar lagu baranayey Cilmiga Isdhaxgelka oo loo xiray qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida ee Kanton Zürich.
Posted on October 1, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa Shalay oo Axada ahayd kuna beegneyd Taariikhda 30 September 2012 Magaalada Zürich ka dhacay Ciyaar kubadda cagta ah iyo damaashaad ee ay soo qaban qaabiyeen bahda Sportiga ee Kanton Zürich ee dalka Switzerland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciyaar kubadda cagta ah oo lagu maamusayey Taageerida dowladda Cusub ee ka hanaqaaday dalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.