Citizenship revoked on Mahdi Hashi for ‘extremism.

Mr Hashi, from Camden, is currently thought to be in a jail in East Africa. Family and friends of Mahdi Hashi, 23, from Camden, claim the government acted because he had refused to become an informant for the security services. Continue reading

Dowladda China oo Sheegtay inay ka qeyb qaadan doonto dib u dhiska Dalka Somaaliya.

Dowladda China ayaa sheegtay inay ka qeyb qaadan doonto dib u dhiska Dalka Soomaaliya, kadib markii maanta ku dhexmaray caasimadda Dalkaasi mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka China iyo Madaxda Sare ee dalkaasi,wadahadalkaasi oo  la xiriiray sidii ay Dolwadda China u taageeri laheyd Dolwadda Soomaaliya. Continue reading

Turkish oil firm Genel to explore in Somalia from 2013.

NAIROBI, Oct 30 – Turkish oil and gas company Genel Energy Plc plans to conduct seismic work in northwestern Somalia early next year and drill its first well in the second quarter of 2014 and another well in 2015, company officials said. Continue reading

Negative effects of qat threaten next generation of Somalis.

Qat use has been increasing among Somali youth in recent years, with over half of those 20 years and younger using the stimulant, according to one study. Continue reading

Ciidamo kasoo goostay kooxda Al-Shabaab oo maanta lagu soo bandhigay degmada Wanlaweyn.

Ciidamo la sheegay in ay katirsanaayeen kooxda Al-Shabaab ayaa maanta lagu soo bandhigay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/Hoose, kuwaas oo la sheegay in qaarkood ay isku soo dhiibeen ciidamada dowlada, halka kuwa kalana gacanta lagu soo dhigay. Continue reading

Qunsuliyadda dalka Turkiga u fadhida magaalada Zürich oo xalay lagu qabtay munaasabadda maalinta Qaranimada wadanka Turkiga.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA

Halkan ka akhri Continue reading

Madaxweyne Mwai Kibaki oo kula taliyay dowladda Eritrea in ay taageerto nabadeynta Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa kula taliyey dowladda Erateriya in ay taageerto, isla markaasna ay  gacan ka geeysato nabadeynta dadka iyo dalka Soomaaliya.

Hadalka ka soo yeeray Madaxweynaha Kenya Mwai Kibaki ayaa yimid kadib markii ay shalay magaalada Nairobi ku qaabilay Danjiraha dowladda Ereteriya
Continue reading

Magaalada Muqdisho oo ay ka dhacayaan dilal qorsheysan.

Kooxo Dabley oo ku hubeysan Bastoolado ayaa siyaabo kala duwan shalay ilaa xalay ugu dileen degmooyinka Wardhiigley iyo Waaberi ee gobolka Banaadir laba qof oo mid ay ahayd haweeney iyo abwaan ka tirsanaa Radio  Kulmiye oo ah idaacad ka howlgasha Muqdisho.
Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo ugu hanjabtay dowladda Kenya in ay Qaraxyo ka geysan doonto gudaha dalkaasi.

Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabtay inay ka gudaha dalka Kenya ka geysan doono qaraxyo aargudasho ah, iyadoo xustay inay go’aansatay in Kenya ay ka shalaydo go’aankii ay ku gaartay inay gudaha u soo gasho dalka Soomaaliya.
Continue reading

Howlaha Mataaneynta Magaalooyinka Istanbuul Iyo Muqdisho oo la sheegay inuu bilaabmay.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cusmaan ayaa faah faahin ka bixiyey Mashaariic dib u dhis casri ah oo lagu sameynayo waddooyinka caasimada Muqdisho, kaasi oo ay maal’galineyso dowladda aynu walaalaha nahay ee Turkiga. Continue reading

Dawlada Ingiriiska oo dhalashada wadankeeda kala laabatay dad Soomaali ah oo lagu eedeeyey in ay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab.

Wargeyska The Mail on Sunday oo ka mid ah wargeysyasaka soo baxa  wadanka Biritain ayaa lagu soo qoray in wasaarada arimaha gudaha wadanka UK ay dib ugala laabatay jinsiyadii dhalashada Biritain qof muslim ah oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya, kaasi oo looga shakiyay inuu xiriir dhaw ah la leeyahay Xarakada Al-shabab.
Continue reading

UK: Theresa May strips British passport from Muslim care worker who refused to join MI5.

Mahdi Hashi – who MI5 once tried to recruit as a spy – has been deprived of his British passport, denied access to consular assistance and may never return to Britain. He is thought to be being held in an African prison. Continue reading

Martin Owen oo ka ka hadlaya Taariikhda Afka Soomaaliga.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

Ra’isal Wasaaraha Dowladda Soomaaliya oo la filayo inuu ku dhawaaqo Magacaabista Golaha Wasiirrada

Ra’isal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa la sheegay inuu ku guda jiro wadatashadiisii ugu dambeeyay ee uu ku dhawaaqi lahaa magacaabida golihiisa wasiirrada, inkastoo aan la ogeyn waqtiiga rasmiga aha ee uu ku dhawaaqayo. Continue reading

Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Maanta soo Bandhigay qof mayd ah ee ay toogteen, kadib markii uu soo weeraray Saldhig Ciidan.

Hoggaanka Taliska ciidanka booliiska gobolka Banaadir ayaa saakay oo Axad ah soo bandhigay maydka wiil dhallinyaro ah oo la toogtay, kaas oo ay sheegeen inuu xalay bam-gacmeed ku weeraray saldhig ay ciidanka booliisku ku leeyihiin xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid. Continue reading

Wasiirka arimaha dibada dalka Uganda oo shaaca ka qaaday in aysan Soomaaliya u joogin hab dhaqaale raadin ah.

War ka soo baxay wasiirka arimaha dibada dalka uganda Mr Sam Kutesa oo dhinacyo badan taabanaya ayaa lagu soo daabacay wargeska Sunday Monitor oo ka soo baxa wadanka Uganda,  Continue reading

ANAS CABDIKARIIN – GABAYGII – DUGSI MALEH QABYAALADI WAXEY DUMISO MOOYAANE.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri Continue reading

Munaasabad loo dhigay Xuska 40 guurada hirgelintii Afka Soomaaliga oo lagu qabtay magaalada London ee dalka U.K.

HOOS KA DAAWO VIDEOS & SAWIRRO BADAN

Halkaan ka akhri Continue reading

Munaasabad loogu hadlay Taxanaha Taariikhda Soomaaliyeed oo xalay ka dhacday magaalada Zürich ee wadanka Switzerland.

                       Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo shaaca ka qaaday in dib u habeeyn guud lagu sameeynayo hey’adaha dowladda.

Madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta caddeeyey  in dib u habeeyn guud lagu sameeynayo hay’adaha Dowladda, si loo soo celiyo heykal dowladeed oo dhameystiran. Continue reading

40-guurada Qoraalkii Af-Soomaaliga: Dokumentiyo Xambaarsan Xog iyo Taariikh muhiim ah.

Xuska 40-guurada Qoraalkii Af-soomaaliga iyo Dokumentiyo Taariikhi ah oo la soo bandhigay!.

Iyadoo ay ku beegan tahay ama lagu gudo jiro xuska 40-guurada qoraalkii Af-Soomaaliga, ayaan munaasabaddaas darteed, waxaan jeclaysannay in aan bulsho-weynta Soomaaliyeed la wadaagno una soo bandhigno, Muuqaallo isugu jira, Sawiro, Videos, qoraallo iyo dokumentiyo intuba muhiim ah oo aan looga maarmin xogta iyo tix-raaca taariikhda cajiibka ah ee qoraalka Af-soomaaligu leeyahay!.

Dokumentiyadaas oo ka kooban laba xirmo oo mid kastaahi ka kooban tahay lix qaybood ah oo dhammaantood xambaarsan macluumaad kala duwan, Xirmada Hore waxaa ku jira Muuqaalka isugu jira Sawiro iyo Videos aan ka qabannay munaasabado Xuska 40-guurada Qoraalkii Af-soomaaliga ee London, halka Xirmada labaad ay ka kooban tahay Dukumiintiyo Taariikhiya iyo faahfaahin kale, tusaale ahaan  xirmada labaad, qormadeeda 1aad waa falaqeyn kooban oo aan lagu soo aruuriyey xogta muhiimka ah ee ku jirta dokumentiyada kale ee 5ta ah ee xirmadaas ku jira, kuwaas oo kuu iftiimi doona wax badan, waxana idinka codsanayaa in aad hoos kala degtaan Dukumiintiyada boggaan ku xiran (Download) ku sameysataan. Waxayna kala yihiin:-

Xuska 40-guurada Qoraalkii Af-soomaaliga:

Xirmada 1-aad – Muuqaallo Video, Sawiro iyo Qoraal ah.

  1. Daawo Munaasabad loo dhigay Xuska 40 guuradii hirgelintii Afka Soomaaliga oo lagu qabtay magaalada London ee dalka U.K.
  2. DAAWO WAREYSI: Martin Owen oo ka ka hadlaya Taariikhda Afka Soomaaliga.
  3. DAAWO WAREYSI: Xuseen Sh. Axmad – Kadare… (Maxaad ka taqaan Fartiisii Kadariya: Daawo Wareysigiisa. Qeybta 1-aad.
  4. DAAWO WAREYSI: Xuseen Sh. Axmad – Kadare… (Muxuu ku diiday in la qaato Fartii Cismaaniyada ee ugu codeeyay in la qaato farta Latinka. Qeybta 2-aad. Comming Soon
  5. DAAWO: Fanaanadii Qaaliga ahayd Maryan Cali Muudey: Heestii ALIF LA KORDHABEY (New Version).
  6. DAAWO Anas Cabdi Kariim: 9 Jir tiriyey Gabaygii – DUGSI MALEH QABYAALADI WAXEY DUMISO MOOYAANE.

Xuska 40-guurada Qoraalkii Af-soomaaliga:

Xirmada 2-aad – Dokumentiyo Taariikhi ah oo lagu soo bandhigay 40 guurada!.

1: Xog muhiim ah ee Taariikhda qoraalka Af-soomaaliga (Falaqayn).

2: Warbixintii Guddiga Af-soomaaliga, 1961.
3: Unesco Report, 1966.
4: Iftiinka Aqoonta ee Shire Jaamac, 1967.
5: A Nation in Search of a Script, 1968, by Dr Xuseen Tanzania.
6: Wargeyska Kasmo, issue 15 November 2012.

Xogtaan Maqalka, Muuqaalka, Qoraalka iyo Dukumiintiyada isugu jirta ee  boggaan ku xiran ama ku diyaarsan halkaan, ilaahay ka sokoow waxaa suurta geliyay Wadaniyiin fara badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo maal, maskax iyo waqtiba ku bixiyey, iyadoo siyaabo kala duwan qof kastaahi uga qeyb qaatay, haseyeeshee si gaar ah waxaa isaga kaashaday soo  aruurinta, Diyaarinta, Isku dubbaridka, daabacaadda iyo baaritaankaba, dad kala duwan oo aan ka xusi karno:

  • Mohamed Saadaq, Tifaftiraha SomaliSwiss Media
  •  C/qaadir Shire, Tifaftiraha Kasmo NewsPaper
  • Abwaan C/llaahi Bootaan  Xasan, Maamulaha Sohan Somali Arts
  • Yuusuf Garabey, Maamulaha SomaliSwiss Media

Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dadweynaha Soomaaliyeed Salaadda Ciidda kula tukaday Masjidka Isbaheysiga ee Muqdisho.

                            Halkaan ka akhri Continue reading

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo Munaasabadda Ciidul Adxa ugu hambalyeeyey Shacabka Soomaaliyeed meel-kastoo ay joogaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa maanta guud ahaan ugu hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxa  umadda Muslimiinta ah  iyo shacbiga Soomaaliyeed  meel-kastoo ay ka joogaan iyo caalamka. Continue reading

Munaasabadda Maalinta Ciidul Adxa oo si weyn looga Ciiday Magaalada Zürich iyo guud ahaan wadanka Switzerland.

HOOS KA DAAWO SAWIRADA KALE

Halkaan ka akhri Continue reading

Ciida Ciida Maanta Ciid Wanaagsan Ciida 2012.

HOOS KA DHEGAYSO HEESTA Continue reading

Waxaa Waajibka Xajka ee Sannadkan Gudanaya Malaayiin Muslimiin ah oo Maanta ku sugan dusha sare ee Buurta Carrafo.

Waxaa sanadkan Gudanaya waajibaadka xajka malaayiin muslimiin ah , kuwaasoo maanta ku sugan dusha sare ee buurta Carrafa, halkaasoo ay ALLE ku baryayaan. Continue reading

Ciidamada ka howlgala Gobolka Sh/Hoose oo soo bandhigay hub u keydsanaa kooxda Al-Shabaab.

 Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa soo bandhigay hub ay ka soo saareen saldhig ay si qarsoodi ah ugu lahaayeen maleeshiyadda Kooxda Al-shabaab inta u dhaxeysa Lambar 50 iyo Afgooye.
Continue reading

Afhayeenka Baarlamanka oo sheegay in dowladnimadu ay ka fadhido taya la’aanta maamulada Agaasimayaasha guud iyo shaqaalaha.

Afhayeenka Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay tahay in laga saxo dowladnimada maamullada ilaa heer agaasimahayaasha guud iyo shaqaalaha ka hooseya. Continue reading

Dr. Cabdiweli Gaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalooyinka Garowe iyo Burtinle.

Ra’isal Wasaarihii hore ee KMG Soomaaliya  Dr. Cabdieli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  ayaa cagta soo mariyay deegaano badan oo u dhexeeya Gaalkacyo iyo Garowe. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya Miisaaniyadda Saddexda bilood soo socota ee ay Dowladda ku shaqeynayso.

Xildhibaanada Baarla-maanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya miisaaniyadda ay dowladda Soomaaliya ku shaqeynayso saddexda bilood ee soo socota, taasoo ka doodisteeda dib loo dhigay toddobaadkii hore. Continue reading

%d bloggers like this: