Madaxweynaha Masar oo ku sheegay in dowladdiisa ay Soomaaliya gacan ka siin doonto tababarida ciidamada.

Madaxweynaha dalka Masar Max’ed Mursi ayaa sheegay in ay tababaro  siinayaan ciidamada dawlada Soomaaliya si ay ugu guulaystaan sugidda aamaanka dalka, waxaa uuna intaa ku daray in dawladiisa ay ka qeyb qaadan doonto caawinta dawlada iyo bulshada Soomaaliyeed. Continue reading

Ciidamada ammaanka oo xalay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgal lagu sugayey Ammaanka.

Ciidamada amniga Qaranku ayaa waxa ay xalay ka sameeyeen degmada X/jajab ee Magaalada Muqdisho howlgal dad lagu soo qabqabtay oo lagu xaqiijinayo ammaanka caasimadda, waxaana fahfahin ka bixiyay qaabka uu udhacay howlgalkaasi maamulka degmadaasina. Continue reading

%d bloggers like this: