Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyada kulan kula qaatay Ururada Bulshada rayidka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Prof. Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Ururada Bulshada rayidka, isla markaana ugu baaqay in ay kala shaqeeyaan ammaanka iyo xasiloonida dalka. Continue reading

Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo dejiyay qorshihii lagu sugi lahaa ammaanka magaalada Kismaayo.

Taliska ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta gobollada Jubooyinka ayaa shaaciyay iney dijiyeen qorshe cilmiyeeysan oo loogu talagalay xasilinta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Continue reading

Xarakada Al-Shabaab oo la sheegay in ay xalay ka baxeen magaalada Kismaayo.

War saakay naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa  sheegaya in kooxda Al- Shabaab ay Xalay ka baxeen magaaladaas, waxaana lagu soo warramayaa in dadka ku nool Kismaayo ay  billaabeen saakay waaberigii in ay galaan xarumihii iyo guryihii ay Al-Shabaab ka deganaayeen magaalada Kismaayo. Continue reading

%d bloggers like this: