Advertisements

Two more Somali journalists murdered, 1 is beheaded.

MOGADISHU, Somalia — One Somali journalist was shot dead by gunmen on Friday while a second journalist was beheaded and his body dumped in the street, officials and residents said, two attacks that bring the number of Somali journalists killed this year to 15. Continue reading

Advertisements

California man behind anti-Muslim film jailed over probation.

An Egyptian-American man behind an anti-Islam film that has stoked violent protests across the Muslim world was arrested on Thursday in California for allegedly violating his probation, and a federal judge ordered him jailed without bond. Continue reading

Webiga Shabeelle oo Fatahaad hoogan oo qasaara geystay ka sameeyay magaalada Baladweyne.

Xaalad adag ayaa soo food saartay dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobollka Hiiraan, kadib markii uu xalay ku fatahay inta badan xaafaddaha magaaladaasi wabiga Shabeelle. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Kooxda Al-Shabaab oo beenisay in ciidamada Kenya ay qabsadeen magaalada Kismaayo.

Afhayeenka dhinaca Hawl-galada kooxda Al-Shabaab Sheikh C/casiis Abuu Muscab oo maanta la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab ayaa beeniyay wararka sheegaya in magaalada Kismaayo ay qabsadeen ciidamada huwanta iyo kuwa Kenya. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo madaxtooyada kulan kula qaatay Ergeyga Midowga Afrika iyo Hogaanka AMISOM.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Aboubacar Diarra iyo Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen. Andrew Gutti. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Afhayeen Ciidamada Kenya oo Warbaahinta u sheegay inay kala wareegeen Al-Shabaab Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

War Saakay naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Afhayeen milateriga Kenya, Col. Cyrus Oguna uu warbaahinta u caddeeyey in ciidamada Kenya ee qaybta ka ah AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku haynta xaafado ka tirsan degmada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Continue reading

Xaaladda deegaannadii shalay ay ku dagaallameen dad xoolo dhaqato ah iyo Xarakada Shabaab oo saaka deggan.

Xaaladd degganaansho ah ayaa laga soo sheegay deegaanno ka tirsan degmada Buulo Barde oo shalay ay ku dagaallameen malleeshiyaadka ka tirsan Xarakada Al-Shabaab iyo dad xoolo dhaqato ah. Continue reading

%d bloggers like this: