Advertisements

Madaxweyne Faroole oo u dhaartay Saxaafadda iyo Mucaaradka Puntland iyo Gen. Samatar oo u jawaabay.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA

Halkaan ka akhri

HALKAN KA DAAWO HADALKA FAROOLE

[blip.tv http://blip.tv/play/h5Nog4ToLgA width=”480″ height=”340″]

Wasiirkii hore ee Amniga Puntland General Cabdullaahi Siciid Samatar oo dhowaaan sheegay in uu yahay Musharax u taagan doorashooyinka Madaxtooyadda 8 Jan, 2013 ayaa si kulul u dhaleeceeyey Hadalka Madaxweyne Faroole, isla markaana ku tilmaamay mid aan micno weyn samaynayn.

Gen. C/llaahi Siciid Samater oo laga wareystay idaacada VOA ayaa sheegay in Puntland jiritaankeedu uu saldhig u yahay rabitaanka shacabka iyo wadajirka, isla markaana aan loo hanjabi karin shacabka iyo dadkii wax kasoo dhisay Puntland intaba.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA GEN. SAMATAR

AMA HALKAN KU DHAGEYSO AALADA KALE WAREYSIGA GEN. SAMATAR

SomaliSwiss@hotmail.com

Advertisements
%d bloggers like this: