Mogadishu: Islamist rebels say they shot Somali MP.

Islamist rebels said they shot dead a Somali lawmaker in Mogadishu on Saturday and threatened to kill every legislator in the country. Gunmen shot dead Mustaf Haji Mohamed outside his home after evening prayers, the latest in a wave of attacks since Somalia‘s new assembly elected President Hassan Sheikh Mohamud earlier this month. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamud oo lumiyay fursadii ugu horeysay ee Siyaasadeed.

Dad badan ayaa ku farxay kadib markii ay maqleen in madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud uu diiday in uu ka qeyb galo shirka guud ee Qaramada Midoobay oo sanadkiiba bishan oo kale ay iskugu yimaadaan madaxweynayasha Aduunka. (ARIMAHA SIYAASADDA) Continue reading

Ciidamada Ammaanka Gobolka Banaadir ay xalay Howgallo dad badan lagu soo qab-qabtay ka sameeyeen degmooyin ka tirsan Muqdisho.

Ciidamada amaanka ee Gobolka Banaadir ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo lagu soo qabqabtay dad fara badan ka sameeyay degmooyinka, Waaberi, Hodan iyo Wadajir, iyadoo ciidamadu ay baaritaanno ku sameynayeen guryaha iyo gaadiidka. Continue reading

%d bloggers like this: