Madaxweyne Xasan Maxamuudow, Tarzan Ha Sii Deyn.

Sida ku xusan dastuurkii dadweynuhu u codeeyay 1961-dii, Magaalada Muqdishu, waa Caasimadda Dastuuriga ah ee dalka. Waa Astaanta Qaranka, waana Aasaaska Midnimada dadka iyo dalka Soomaaliyeed. Waa saldhigga Dowladda Dhexe, waana muraayadda laga arko xaaladda dalku ku sugan yahay. Continue reading

Gunmen have shot dead a member of Somalia’s new parliament in an attack in the capital Mogadishu.

Gunmen have shot dead a member of Somalia‘s new parliament in an attack in the capital Mogadishu. Mustafa Haji Mohamed was gunned down after leaving a mosque in the southern Waberi district following evening prayers, witnesses said. Continue reading

Shacabka magaalada Qardho oo Maanta Mudaharaad rabshada wata kala hortagay Guddiga Doorashada Puntland.

Mudaaharaad si weyn ay u soo abaabuleen dadweynaha ku nool magaalada Qardho laguna diidanaa in dowladda Puntland ay hal sano ku darsato ayaa maanta waxa uu is qabsaday wadooyinka waaweyn ee magaalada Qardho iyo goobaha inta badan ay shacabka isugu yimaadaan. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Cusub oo lagu magacaabo Mustaf Xaaji Maxamed oo caawa lagu dilay Muqdisho.

Allaha u naxariistee Xildhibaan Mustaf Xaaji Maxamed oo ka tirsanaa Xildhibaannada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow dil loogu geystay magaalada Muqdisho. Continue reading

Midowga Yurub oo Safiir cusub usoo magacowday dalka Soomaaliya & Madaxweynaha oo Muqdisho ku qaabilay.

Waxaa maanta caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho soo gaaray wafdi kasocday wadamada Yurub oo uu hugaaminayay Safiirka Cusub ee uu Midawga Yurub usoo magacaabay in uu u fariisto dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Maleeshiyaad kasoo goostay kooxda Al-Shabaab oo isu soo dhiibay ciidamada dowladda iyo Amisom.

Maleeshiyaadkii ugu badnaa ee kasoo goosatay kooxda Al-Shabaab ayaa maanta isu soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Ciidanka dowladda iyo kuwa Amisom oo ku sii wajahan magaalada Jowhar iyo warar kale oo soo baxaya.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Amisom ayaa lagu soo waramayaa in ay kaabiga ku hayaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe, kadib markii ay saaka ka ruqaansadeen degmada Balcad ee isla gobolkaasi. Continue reading

Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerararada is qarxinta ah ee ka socda magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Golaha Amaanka ee QM ayaa waxaa lagu canbaareeyey weerararadii is qarxinta ah ee ka socda magaalada Muqdisho, gaar ahaan kii  maalin ka hor kadhacay maqaayadii Village ee kasoo horjeeday daarta Hooyooyinka. Continue reading

Taliyaha Booliska kenya oo caddeeyey in rag ka tirsan Al-Shabaab oo ka soo tallaabay Xuduuda Kenya oo doonayaan inay qaraxyo ka fuliyaan gudaha Dalka Kenya.

Taliska Booliska dalka kenya ayaa sheegay inay ka digayaan weeraro argigixisinimo ah oo rag ka tirsan al shabab oo aan soomaali aheyn oo ka soo cararay magaalada kismaayo ay ka geestaan dalka kenya .

General Mathew Iteere oo ah Taliyaha booliska dalka kenya ayaa warsaxaafadeed Continue reading

%d bloggers like this: