Advertisements

Somali president will not attend upcoming United Nations meetings.

President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud said Tuesday (September 18th) that he will not attend the upcoming 67th session of the United Nations General Assembly in New York, UN-funded Radio Bar-Kulan reported. Continue reading

Advertisements

Liiska Magacyada niman Al-Shabaab u qaabilsan Qaraxyada oo la aqoonsaday iyagoo ku sugan dalka Kenya.

Qaar ka mid ah kooxda maleeshiyada Al-Shabaab u qaabilsan ismiidaaminta oo ay u direen dalka Kenya si ay halkaas qaraxyo ismiidaamin ah uga fuliyaan ayaa la aqoonsaday magacyadooda iyo wadamada ay ka soo jeedaan. HOOS KA AKHRI MAGACYADOODA IYO DHALASHADA Continue reading

Daawo Aaskii maanta loo sameeyay Wariyaashii ay shalay Al-Shabaab ku Xasuuqeen magaalada Muqdisho..

Aaska marxuumiinta Liibaan Cali Nuur iyo C/Sataar Daahir Sabriye oo ka kala dhacay qabuuraha Jasiira ee duleedka Muqdisho iyo isbitalka Madiina ee magala Muqdisho waxaana ka soo qayb galay masā€™uuliyiin ka socotay Wasaaradda Warfaafinta bahda saxaafadda iyo ehelada marxuumiinta. HOOS KA DAAWO AASKII WERIYEYAASHA. Continue reading

Allaha u naxariistee Al-Fannaan Faysal Cumar Mushteeg oo geeriyooday, maantana lagu aasay magaalada Hargeysa.

Waxa xalay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ku geeriyooday Allaha u naxariistee fanaankii weynaa ee Faysal Cumr Mushteeg oo in mudo ahba xanuunsanaa. INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Continue reading

Wariyihii 4-aad oo Saaka lagu Dilay magaalada Muqdisho.

image

Waxaa markale subaxnimadii saakay magaalada Muqdisho ay kooxo hubeysan toogasho ku dileen Wariye Xasan Yuusuf Absuge oo ka tirsan Idaacad lagu magacaabo Radio Maanta oo ka shaqeysa gudaha magaalada Muqdisho. Continue reading

%d bloggers like this: