Ongeri reveals intrigues behind Somalia’s assassination plot.

Foreign Affairs Minister Sam Ongeri has for the first time revealed the power struggles in Somalia that led to last week’s attempted assassination of President-elect Hassan Sheikh Mahmud.WATCH VIDEO CLIP. Continue reading

Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya oo Qaraxii Ka Dhacay Hotel Jaziira ku eedeeyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed.

Qaar kamid ah Warbaahinta dalka Kenya ayaa shaacisay in Wasiirka arrimaha Dibadda ee dalka Kenya uu sheegay in Sh. Shariif ka dambeeyay qarax ka dhacay Hoteelka Jaziira ee magaalada Muqdisho.HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

Xaaladda magaalada Kismaayo oo Walaahow ku jirta iyo Horjoogayaashii Al-Shabaab oo ka baxay Magaaladaasi.

Warar lagu kalsoon yahay ee aan ka helnay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in 30 Maleeshiyaad ah oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaanka Qalaawila ee gobolka Jubada Hoose. Continue reading

%d bloggers like this: