Advertisements

Xaflad lagu taageerayay madaxweynaha cusub oo lagu qabtay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Xaflad lagu taageerayey Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo ay sameeyeen Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ethiopia ayaa lagu qabtey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalkaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Advertisements

Ottawa police officer to open school in Somalia.

After leading four years of fundraising, Ottawa police Const. Mahamoud Elmi leaves Sunday to open a new school in his native Somalia. Elmi, a police officer at Ridgemont and St. Patrick’s High School, raised $55,000 with the support of students, parents and fellow police officers. Another $35,000 came from an Ottawa development agency. Continue reading

Sawirada wufuudii Maanta ka qeyb gashay caleema-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

SAWIRADA MADAXDA KA QEYB GASHAY CALEEMA SAARKA Continue reading

Madaxweyne Geelle: Shacabka Jabuuti, dowladooda iyo Hantidoodu waxay garab joogaan Walaalaha Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jabuuti ayaa maanta Muqdisho ka jeediyey khudbad ay ka ilmeeyeen dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee dhegaysanayey khudbadiisa ee ku sugnaa goobta uu ka hadlayey magaalada Muqdisho iyo dadweynihii kale ee ka fiirsanayey caalamka dacaladiisa. HOOS KA DAAWO VIDEOGA Continue reading

DAAWO: Khudbadihii madaxda Caalamka iyo xafladdii caleema-saarka iyo xilwareejinta madaxda Soomaaliya.

DAAWO KHUDBADAHA MADAXDA Continue reading

Maxaad kala socotaa Sababta uu Faroole uga baaqday caleema saarkii madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland Faroole oo lagu wadey inuu maanta Muqdisho uga qeybgalo xafladdii caleema saarka madaxweynaha cusub ayaa ka baaqsaday ka dib markii culeysyo siyaasadeed ay kasoo wajaheen gudaha maamulkiisa oo uu isku shaandheyn ku sameeyay shalay. HOOS KA DAAWO VIDEO iyo faah faahin kale Continue reading

Wufuud Caalami ah oo ka soo qayb galay Xafladda Munaasabadda Caleema saarka Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheikh Maxamuud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cuamar Geelle ayaa ka soo degay garoonka diyaaraha Muqdisho, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay isaga wafdiga uu hoggaaminyay. Continue reading

%d bloggers like this: