Posted on September 15, 2012 by SomaliSwiss

The Kismayo airfield. The Blackhawks were flown by an aviation unit stationed in Germany.
HOOS KA DAAWO SAWIRRA XUSUUS MUDAN 1992 – 93
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Tagged: Al-Shabaab-Al-Mujaahidiin, Aviation, aviation unit, cars, Family, jamhuriya, kismayo, Somalia, soomaaliya, transportation | Comments Off on Pictures & Video from – Kismayo & Jilib Area 1992 – 93 (UN).
Posted on September 15, 2012 by SomaliSwiss
Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya u diyaargarow ku aadan Caleema saarka Madaxweynaha Cusub waxaana Muqdisho ku soo qul qulaya Wafuud caalami ah si ay uga qayb galaan Munaasabadda Caleema saarka xilka Madaxweynanimada Soomaaliya uu ku guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafuud caalami ah oo ku qul qulaysa magaalada Muqdisho si ay uga qayb galaan Munaasabadda Caleema saarka Madaxweynaha Cusub.
Posted on September 15, 2012 by SomaliSwiss
Afhayeenka ciidamada dowadda Kenya Cyrus Oguna oo ka mid ah kuwa AMISOM ayaa sheegay inay qarka u saaran yihiin qabsashada magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose, wuxuuna sheegay in hadda gacantooda ay ku jirto deegaano ku teedsan Kismaayo oo ay ka mid tahay magaalada Biibi oo ay shalay la wareegeen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afayeenka ciidamada dowadda Kenya oo sheegay in ay la wareegeen deegaanka Biibi oo ku dhow magalada Kismaayo.
Posted on September 15, 2012 by SomaliSwiss
Baaris ay ku sameeyeen Booliska dalka Kenya Xaafadaha magaalada Nairobi ee ay Soomaalida degto ayaa la sheegay in lagu soo qab qabtay Hub, rasaas iyo suumanka la isku qarxiyo iyo labo nin oo Soomaali ah, oo lagu soo eedeeyay inay rabeen in walxaha qarxa ay u isticmaali lahaayeen Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay Hub kala duwan iyo Suumanka la isku qarxiyo.
You must be logged in to post a comment.