Advertisements

Thousands protest anti Islam movie in Somali capital.

Thousands of Somali protesters have taken to the streets of capital Mogadishu to express their anger over the anti-Islam movie produced by an Israeli-American in the United States. Continue reading

Advertisements

Somalis make a twitter election connection.

“Somalia” became an international trending topic on twitter as news hungry members of the diaspora exchanged analysis. Although he was thousands of miles away, UK-based Somali journalist Hamza Mohamed was still able to witness and follow his country’s presidential candidates deliver their speeches in front of parliament with a few clicks of his mouse. Continue reading

MAXAA KA DHAXEEYA LABADA HEESOOD EE: “HA I RAADSAN IYO HA I RIIQIN” NALA DAAWADA.

HOOS KA DAAWO HEESAHA LA IS DHAAFSADAY

Halkaan ka akhri Continue reading

Qaar ka mid ah murashaxiintii madaxweynaha Soomaaliya oo talooyin u soo jeediyey madaxweynaha cusub ee dalka.

Kulan ballaaran oo ay Maanta Magaalada Muqdisho ku yeeshay qaar ka mid ah Musharaxiintii horay ugu taagnaa Qabashada Jagada Madaxwaynaha Soomaliya ee uu ku guulaystay  Mudane Xassan Sheekh Maxamuud Madaxwaynaha Cusub ee Jamhuuriyada Soomaliya ayaa kula taliyey inuu R/wasaare u magacaabo Maxamed C. Farmaajo. Magacyada Hoos ka akhri Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh Max’uud:- “Shaqaalaha dowladda wax saameyn ah kuma yeelanayaan isbedellada dhacay”.

Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in isbedelka dhacay uusan wax saameyn ku yeelan doonin shaqaalaha dowladda, isagoo ballanqaaday inay shaqaaluhu sidii hore u shaqeyn doonaan. Continue reading

Guddoomiyaha Baarlamanka oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Sudan.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi Wafdiga ka socday dowladda Sudan kuwaas oo uu kula hadlay xiriirka ka dhaxeeya Labada dowladood iyagoo usoo gudbiyey salaan ay uga sidaan dhiggiisa dalkaasi. Continue reading

DAAWO DUULIMAADYADII UGU DAMBEEYEY EE DIYAARADDII SOMALI AIRLINES – ( DEEQA).

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA & SAWIRO Continue reading

%d bloggers like this: