U.S. congratulates Hassan Sheikh Mohamoud on becoming Somalia’s new president

The United States congratulates Hassan Sheikh Mohamoud on winning the support of Parliament and becoming Somalia’s new president, and the Somali people for completing this momentous political transition.  Today’s vote represents an important milestone for the people of Somalia, and a crucial step forward along the path of building a representative government. Continue reading

UK Prime Minister statement following election of Hassan Sheikh Mohamud in Somalia.

“This is a significant moment for Somalia, and an important step towards a renewed political process.†Prime Minister David Cameron has made a statement following the election of Hassan Sheikh Mohamud in Somalia. Continue reading

UN chief Ban Ki-moon welcomes new Somali President.

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon today welcomed the selection of a new president for Somalia, the final step in the war-torn East African nation’s political transition process. Continue reading

Madaxweynihii hore Sh. Shariif oo ka guuraya magaalada Muqdisho iyo meelaha uu casuumadda ka heysto.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa warar aad loogu kalsoon yahay waxaa ay sheegayaan in dhowaan boorsooyinkiisa uu ka qaadan doono magaalada Muqdisho isaga iyo laba ka mid ah xaasaskiisa afarta ah. Continue reading

Maxey ka wada hadleen Mahiga iyo madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud.

Ergeyga gaarka ee Qaramada Midoobe Augustine Mahiga  iyo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Prof Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan aan lasii shaacin oo albaabku u xirnaa ku yeeshay Muqdisho, iyagoo kawada hadlay arrimo kala duwan. Continue reading

Wadamada Caalamka oo si isku mid ah u soo dhaweeyey doorashada Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.

Qaramada Midoobay, Mareykanka, Midowga Afrika iyo guud ahaan Wadamada Caalamka ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyey doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyagoo ku tilmaamay doorashadiisa tallaabo ay Soomaalidu horay uga qaaday dhinaca Dimoqaraadiyada. Continue reading

Madaxweynaha iyo Shacabka reer Jabuuti oo si weyn u soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Somaaliya Prof. Xasan Sheikh Maxamuud.

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u soo dhaweeyay qaabkii ay u dhacday doorashadii madaxtinimada Soomaaliya oo shalay ilaa xalay ka dhacday Muqdisho, isagoo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee la doortay Prof. Xasan Sheikh Maxamuud. Continue reading

SomaliSwiss oo Dhambaal Hambalyo ah u dirtay Madaxweynaha cusub Xasan Sheikh Maxamuud.

Dhamaan Bahda Warbaahinta madaxa bannaan ee SomaliSwiss, waxay  Dhambaal Hambalyo ah u dirayaan Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, waxaa ayna ugu Hambalyey nayaan sida sharafta leh ee loogu doortay Xilka Madaxweyne nimada dalka Soommalaiya.

HOOS KA AKHRI FAAHFAAHINTA Continue reading

%d bloggers like this: