SORRY XILDHIBAAN: Taleefoonkaada looma ogola Qolka codeynta inaad lagasho.

Waxaa lagu dhawaaqay hadda oo codeyntu bilaabatay in ay qolka yar ee lagu codeynayo mamnuuc ka tahay in ay xildhibaanadu lagalaan talefoonka gacanta lagu qaaato.

Waxaa jiray warar sheegaya in taleefoonada gacanta loo adeegsanayay arrimo laxiriira musuq maasuq iyo in lagu sawiro warqadaha codeynta si ay cadeyn muuqaal ah looga qaado warqadda cod bixinta dabadeedna ay ku kala qancaan kuwa lacagta bixiyey iyo kuwa qaatay ee xildhibaanada iyo musharaxiinta ka mid ah.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: