SHARIIF SAKIIN: Sheikh Shariif ayaa Taako ii dhigay aniga, laakiin kama Aarsanayo waan ka qaleeynaa.

Shariif  Sakiin ayaa sheegay in Sh. Shariif uu Taako u dhigay oo uu sabab u ahaa inuu ka haro doorashada madaxweynaha, isagoo ka hadlayey xaflad ka dhacday hotelka City Plaza oo ay ku heshiiyeen isaga iyo Sh. Shariif. HOOS KA DAAWO HADALKIISA

Shariif Sakiin ayaa sheegay inuu hammi weyn ka qabay inuu u tartamo madaxtinimada Soomaaliya hase yeeshee uu taas badda ku daray Sh. Shariif oo uu sheegay inuu u dhigay Taako ay hore isugu dhigi jireen.

“ Isaga ayaan Sababsanayaa, laakiin aniga taako u dhigi  maayo, waan tanaasulayaa, waana taageerayaa” ayuu sii raaciyey hadalkiisa.

DAAWO KHUDBADDA SHARIIF SAKIIN

[blip.tv http://blip.tv/play/h5Nog4OgOwA width=”480″ height=”340″]

DAAWO XAASKA SH. SHARIIF OO KA NAXDAY HESHIISKOODA, ISTAAGIINA KA DHACDAY.

[blip.tv http://blip.tv/play/h5Nog4OhGgA width=”480″ height=”340″]

SomaliSwiss@hotmail.com

%d bloggers like this: