Wareegii hore ee tirinta codadka murashaxiintu kala heleen ayaa dhamaatay, waxaana soo baxay 4 murashax oo hadana ay laba tanaasushay, iyadoo ay hadda tartamayaan Labada Musharax ee soo hartay.Hoos ka Akhri faahfaahinta.
Natiijada codbixinta ee wareega Koowaad oo dhamaatay ayay wareega labaad u gudbayaan 4-ta murashax ee hoos ku qoran, halka murashaxiinta kale ay heleen mid kasta tirada ku hor qoran oo aan weli loogu dhawaaqin si rasmiya, tiradani waa qiyaasta SomaliSwiss, mana ahan rasmi, waxaa macquul ah in wax iska bedelaan waana sidaan:-
- Shariif Sheekh Axmed = 64
- Xasan Sheekh Maxamuud =60
- Cabdi Weli Gaas= 30
- C/Qaadir Cosoble Cali= 28
Fadlan Lasoco natiijadani maaha Rasmi, waa tirinta SomaliSwiss, natiijada rasmiga ah waxaan soo qoreynaa daqiiqadaha soo socda haddii alle ogolaado.
- Axmed Ismaaciil Samatar= 8
- Cismaan Maxamed Gacal=1
- C/llaahi Axmed Caddow= 24
- C/qaadir Cosoble Cali
- C/raxmaan Macalin Baadiyow = 21
- C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
- C/waaxid Cilmi Goonjeex= 3
- C/wali Maxamed Cali Gaas
- Cumar Salaad Cilmi= 1
- Ibraahim Cali Xuseen
- Maslax Maxamed Siyaad Barre
- Maxamed Cabdulaahi Farmaajo= 14
- Maxamed C/llaahi Oomaar= 2
- Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf
- Maxamed Axmed Saalax
- Saciid Ciise Maxamuud= 1
- Shariif Sheekh Axmed
- Salaad Cali Jeelle
- Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin= 3
- Xasan Sheekh Maxamuud
- Yuusuf Garaad Cumar Axmed= 9
- Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi= 1
SomaliSwiss Muqdisho
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: M-Saadaq |
You must be logged in to post a comment.