Waxaa Hadda si toos ah loo-daah furay fadhigii Doorashada Madax weynaha Soomaaliya oo muddo 21 sano ah kadib maanta ka dhaceysa Magaalada Muqdisho. HALKAAN UGA DAAWO LIVE (TOOS).Waxaa Hadda si toos ah loo-daah furay oo LIVE ama TOOS u socda fadhigii baarlamaanka ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo muddo 21 sano ah kadib maanta ka dhaceysa Magaalada Muqdisho, waxaana kgoobta doorashada ku sugan Safiiro iyo wakiilo ka socda wadamo badan oo beesha caalamka ah iyo Qaramada midoobay.
-
SNTV LIVE: TELEFISHINKA QARANKA RIIX HALKAAN
-
UNIVERSAL LIVE:- HALKAAN RIIXÂ
-
SOMALI SAT LIVEÂ HALKAAN KA DAAWO
Filed under: Muqdisho |
You must be logged in to post a comment.